Sign in to follow this  
Tuujiye

War Brazil Waa La Duugee, Yaa AT ka warqaba?

Recommended Posts

Tuujiye   

Yaa ka war qaba duqa????

 

A&T war ninyahoo sidee tahay? Ma roontahay? war reer kii ma roon yihiin?

 

Aniga kolee banoonigaan wax igama galin waqtigaan oo kale ee your well bieng baan ka fikiriyaa lool..

 

 

Waan kuu sheegay Brazil ma aha waxa aad u qabtay in ee yihiin lool Dunga! waad aragtay in uu "Ban" ka wareegay loool 1950's Braziltii Black and white uniformka kuu xirneed adiga, ma aha kuwaan duqa kaamana yeeli doonin "War ragaan dharka jaalaha wata ma aha ragii Black and whiteka watay" anaga maa kuu diidnay in aad TV colour ah wax ka fiirsatid...

 

 

Banooni ma taqaanid duqa! maalin kaste nafta waxaa noogu kuuntay shanta xabo aad kasoo Aqrisid joornaalada yaala maqaayada aad ka quraaxatid! 5 bilood ayaa wax noo sharxeysay sidii in filinkii "cilmi iyo caado" la jilaayo oo kale!

 

 

War kalee reerka hanaga leyn duqa ee bal xaaladaada hala maqlo lool..Afrikaanyahoo!.

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

He is lining up a bunch of excuses :D

 

I knew Melo was going to see red at some point :rolleyes:

 

Bye bye Brazil. Bye bye A&T :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Prinz   

Melo is a hero wacadale, lolz. I watched the first kaambiyo abbena goolka ay dhashteenba. Wan iska seexday to find out when I woke up that Brazil in laga macsiyeystey lolz. Sida maan u farxay lee dhulkaan isla dhici gaarey war ifka ilaahey Brazil ayan ogu necbanahay. Baxa dheh nacalaa nii dhalee...!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Again, I will not comment on the football. But I just want to share some secret I knew all along about Tuujiye.

 

Tuujiye wuxuu dad rer Toronto ah ugu sheekeeyey inuu Somalia Jeenyo (LLPP) u ciyaari jiray oo wealiba uu Star ka aha team'ka. This was going for some years, although the guys who told me this story (kuwa ay sabtida iyo axada wada ciyaaraan in their sport club) were not fully convinced on aacount of his poor skills, they didn't say anything.

 

One day, a gentleman came to the club and introduced himself as a former LLPP player. The time he said he played for the team coincided with the one Tuujiye claimed. Naturally, the boys felt they need to bring the two 'former team-mates' togather.

 

Tuujiye ayaa loo yeedhay oo la yidhi nin ayaan iskiin baraynaa. This is how it went:

 

After greetings,

 

Tuujiye: adi maa u ciyaar jiray Jeenyo?

 

The guy: Haa.

 

Tuujiye: Xageed ka ciyaari jirtay?

 

The guy: weerar ayaan ahaa.

 

Tuujiye (laughing and throwing his hands up) hadaa isma garan karo. Anigu difaac ayaan ahaa. Markaa sina iskuma garan karo labadeenu. :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

hahahahaha Very faaaaaaaaaaaaaaaaaani!

 

 

A&T Adiga waa baxaa ma dhaheyninoo duqa? wili waa joogtaa maxaa dhacay mise in lagu sagootiyo aa rabtaa? waa ogtahay shiikh nuune taas xitaa wuu dhameyn karaa nooh lol.... 5 too bajaq oo reer SOL ah aan diyaarineynaa intaan caleemo u dhiibno si ee kuugu heesaan "Soo Noqo Adoo Nabad Ah! Soo Noqo Adoo Nabad Ah" lool

 

 

nin banooni laf dheerta ku ciyaarayo ayaa anaga 5ta xabo uu odayaasha ingiriiska idaacada ka hadla hadalkooda maalin kaste nala soo raadsanaayo loool.....

 

Dunga xitaa waa laguu fire gareeyey loool jiiiiiiiiiiq!! wax kaste aan rabay in ee Brazil ku dhacdo, ilaahee waa ku riday lool...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this