Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxda Hay,adda Socdaalka Puntland oo hawlo shaqo ka bilaabay xaruntooda.

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxda Hay,adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha Dowladda Puntland ayaa bilaabay hawlo isugu jira Nadaafadda xarunta iyo Tababaro ku saabsan sidii loo horumarin lahaa tayadda shaqaalaha iyo xirfadooda .

Tababarkaan oo ay bixinayaan khuburo ku xeeldheer dhisida shaqaalaha ayaa qeyb ka ah isbedelo ka dhacay xarunta Laanta socdaalka iyo Jinsiyaddaha Dowladda Puntland, siday sheegeen masuuliiyiinta ugu sareysa xafiiska.

Agaasimaha guud ee Laanta socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Puntland Maxamed Faarax Qambi ayaa sheegay inay ku mashquulsan yihiin hadda isbedelo xarunta iyo shaqaalaha kuwaas oo ay qeyb ka yihiin ilaalinta waqtiyadda shaqada,nadaafadda xarunta iyo Gadiid loo iibiyay shaqaaluhu inay ku yimaadaan goobta shaqada, madaama markii horrey aysan arrimahani jirin.

Agaasimaha iyo kuxigeenkiisa Cabdikariin Dhagaweyne ayaa sheegay inay horyaalaan howlo badan oo ku saabsan dardargelinta shaqada, waxayna xuseen inay sameeyeen qorshayaal degsan oo ay ku maamuli doonaan shaqada iyo shaqaalahaba.

IMG_0191-1.jpg?resize=778%2C518IMG_0192.jpg?resize=778%2C518IMG_0197-1.jpg?resize=778%2C518IMG_0199-1.jpg?resize=778%2C518IMG_0202.jpg?resize=778%2C518IMG_0203-1.jpg?resize=778%2C518IMG_0204-1.jpg?resize=778%2C518IMG_0206.jpg?resize=778%2C518IMG_0212.jpg?resize=778%2C518IMG_0214.jpg?resize=778%2C518IMG_0218.jpg?resize=778%2C518IMG_0221-1.jpg?resize=778%2C518IMG_0223-1.jpg?resize=778%2C518IMG_0228-1.jpg?resize=778%2C518IMG_0231.jpg?resize=778%2C518IMG_0233-1.jpg?resize=778%2C518IMG_0236.jpg?resize=778%2C518IMG_0239.jpg?resize=778%2C518IMG_0241.jpg?resize=778%2C518IMG_0243.jpg?resize=778%2C518IMG_0246.jpg?resize=778%2C518IMG_0258.jpg?resize=778%2C518IMG_0260.jpg?resize=778%2C518IMG_0265.jpg?resize=778%2C518IMG_0268.jpg?resize=778%2C518IMG_0269.jpg?resize=778%2C518IMG_0272.jpg?resize=778%2C518IMG_0285.jpg?resize=778%2C518IMG_0293.jpg?resize=778%2C518IMG_0299.jpg?resize=778%2C518IMG_0300.jpg?resize=778%2C518IMG_0301.jpg?resize=778%2C518IMG_0304.jpg?resize=778%2C518IMG_0308.jpg?resize=778%2C518IMG_0309.jpg?resize=778%2C518IMG_0313.jpg?resize=778%2C518Abshir Dhiirane

PUNTLAND POST

The post Madaxda Hay,adda Socdaalka Puntland oo hawlo shaqo ka bilaabay xaruntooda. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this