Sign in to follow this  
Deeq A.

Doorashada Somaliland: Cirro Oo Sheegay In Aaney Aqbali-doonnin Cod Xaaraan ah in ay Cidina Ku Badiso

Recommended Posts

Deeq A.   

Musharraxa xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdiraxmaan Cirro oo warbaahinta kula hadlay goordhaweyd magaalada Hargeysa ayaa sheegay  in ay aqbali doonnaan doorasho xor oo xalaal ah hase ahaatee aanay aqbali doonnin cod xaaraan ah in ay cidina ku badiso – waa sida uu hadalka u dhigaye.

Cirro waxa kale oo uu sheegay in ay joojiyeen wada shaqayntii kala dhaxaysay guddida doorashooyinka Somaliland illaa inta ay ka jawaabayaa cabashooyin uu sheegay in ay u gudbiyeen.

“Waxaan sheegayaa inaan aqbalayno doorasho xor oo xalaal ah hasa yeeshee aanan aqbali doonnin cod xaaraan ah inay cidina ku badiso” ayuu yidhi Cabdiraxmaan Cirro.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this