Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Ka Tirsan Xukuumada Soomaaliya oo is Casishay.

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa Goordhow is Casishay Wasiirka Gargaar iyo Maareeynka iyo Musiibooyinka Xuukumada Federaalka Soomaaliya Drs Maryan Qaasim.

Wasiirka oo Goordhow la hadashay Warbaahinta ayaa sheegtay in ay isaga tagtay xilkii ay ka heeysay Xukuumada Federaalka Soomaaliya.

Qoraal Kooban oo Ay Soo Dhigtay Twitterkeeda ayeey ku Sheegtay in ay iska Casishay xilkaasi Sababo iyada u gaar ah.

23621240_1447037752076237_33626260105079

Lama Oga sababta rasmiga ah oo ay isku casishay Wasiiirkii Gar Gaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka Xukuumada Soomaaliya.

Marwo Maryan Qaasim ayaa xilal kala duwan ka soo qabtay Xukuumada Dalka Soo martay waxaana xusid mudan in Wasaarada ay iska casishay ay aheyd mid ku cusub dalka.

Horay waxaa isku Casilay Wasiirkii Gaashaandhiga Xukuumada Soomaaliya.

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post Muqdisho

The post Wasiir Ka Tirsan Xukuumada Soomaaliya oo is Casishay. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this