Sign in to follow this  
Deeq A.

Dowladda Soomaliya oo Cambaareysay Gantaal Xuutiyiinta ku weerareen Riyadh

Recommended Posts

Deeq A.   

Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Arimaha Dibada ee Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay Gantaal Kooxaha Xuutiyiintu ay ku dhufteen Magaalada Riyaad ee dalka Sucuudiga.

Warsaxaafadeedkaan oo ku Qornaa luuqadaha Arabica iyo Englishka ayeey Wasaarada Arimaha Dibada Soomaaliya ku sheegtay in ay weerarkaasi Cambaareeyneeyso.

Hoos ka Aqriso

saudi-696x924.png?resize=696%2C924

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post Muqdisho

The post Dowladda Soomaliya oo Cambaareysay Gantaal Xuutiyiinta ku weerareen Riyadh appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this