Sign in to follow this  
Deeq A.

Maamulka Gobolka Banaadir oo daah furay olole wax badan looga badalayo Amniga Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si rasmi ah u daah furay Shir wareega ololaha nabad galyada Degmooyinka Gobalka Benaadir iyo kaalinta ay ku lee yihiin dhallinyarada.

Barnaamikan waxaa Soo diyaariyey Maamulka Gobalka Benaadir oo u Horkacyo Duqa Caasimadda Mudane Thaabit Cabdi Maxamed.

Barnaamijkaan aya waxaa Ka Soo Qeyb Galay Haweenka Gobolka Benaadir iyo Dhalinyarada Caasimadda Muqdisho.

Ujeedka laga leeyahay shirkaas ayaa ah sidii si wadajir ah looga qeyb qaadan lahaa ololaha lagu doonayo in wax looga badalo amniga Muqdisho iyo sidii looga hortagi lahaa Qaraxyada ee Al-Shabaab ka fuliyaan Magaalada.

Halkaan hoose ka daawo sawirada

 

23379839_1949200938651989_4245067361647423435268_1949201815318568_6905079441283723376318_1949201755318574_2542902119251923434750_1949201848651898_8941089246614823380363_1949201688651914_5480047884336723517401_1949201635318586_1472455842146823472245_1949201548651928_8523648023244323319417_1949201541985262_8574052773184823519150_1949201825318567_6405560268386923517619_1949201535318596_7676835779714423435112_1949201471985269_2716943634723223379858_1949201361985280_6960008295819323380318_1949201325318617_9891289659400823319511_1949201265318623_5835706362082323376438_1949201128651970_8085657113058323472917_1949201115318638_1375047677302523472386_1949201425318607_7473196913280123472021_1949200895318660_2399208893613223559537_1949200845318665_7426025892361623434856_1949200721985344_2797695157405623376635_1949200661985350_4889317638668423471921_1949200638652019_9038020436693323517748_1949200558652027_8078694505161823376080_1949200455318704_1920241017705623379861_1949200431985373_6143662485638023434993_1949201195318630_6624865472349423519048_1949200145318735_7665161842151223434881_1949200135318736_9031894142199423380221_1949199995318750_2211382042916623380011_1949200198652063_7726020296381523376286_1949200401985376_4072512771146323376405_1949200898651993_6992041589514623376596_1949201048651978_6042505540635923434699_1949200011985415_7219463293283323434861_1949201661985250_6765948341704223472260_1949200015318748_67656608745702

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this