Sign in to follow this  
Deeq A.

Xasan Daahir Aweeys oo Baaq u diray Madaxweyne Farmaajo kana hadlay Dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

Recommended Posts

Deeq A.   

Hogaamiyihii hore ee kooxda Xisbul- Islaam Sh Xasan Daahir Aweeys ayaa soo diray fariin maqal ah oo uu kaga hadlayo xaaladaha dalka ka jira.

Xasan Daahir ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Soomaaliya in uu ka faaiideeysto taageerada uu heeysto oo ah bulshada Soomaaliyeed.

Madaxweyne Farmaajo ayuu ugu baaqay in aanu dayicin taageerada Bulshada Soomaaliyeed sidii ku dhacday Cabdi qaasim Salaad Xasan Madaxweynihii hore ee Soomaaliya sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale waxa uu ka hadlay dagaalka Al-Shabaab isaga oo ugu baaqay in uu wada hadal lagalo Al-Shabaab.

Dowlada Soomaaliya ayaa hadda wada dhaq dhaqaaqyo ay dagaal kugu qaadeeyso Al-Shabaab.

Hoos ka Dhageyso Warbixin Wariyaha Pp Muqdisho.

http://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2017/11/War-Cowke-PP-Xasan-Daahir-Muqdisho.mp3

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post Muqdisho

The post Xasan Daahir Aweeys oo Baaq u diray Madaxweyne Farmaajo kana hadlay Dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this