Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Gaas ”Hoggaamiyaha Daacishta ee Soomaliya waa ka Badbaaday Duqayn lala Beegsaday

Recommended Posts

Deeq A.   

BOSASO-[Puntland Post]-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo wareysi siiyey idaacada VOA-da qeybta Afka Soomaaliga ayaa ka hadlay weerar ay ciidamada Mareykanka ka fuliyeen buuraleyda Galgala ee gobalka Barri.

Cabdiwali Gaas Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in weerarkaas uu ka badbaaday Hogaamiyaha kooxda Daacish ee Buuralayda Galgala Cabdulqaadir Muumin oo ah horjoogaha ayna dawladdu wali wado baaritaano dheeraad ah.

Madaxweyne Gaas ayaa cadeeyey in laamaha Sirdoonka ee dawladda Puntland ay si dhaw ula socdaan dhaqdhaqaaqyada kooxaha Argagixisada ah, ayna macluumaad kasta la wadaagayaan cid kasta oo Argagixisada la dagalamaysa.

Jimcihii la soo dhaafay ayey ahad Markii diyaarado ay lee yihiin Maraykanku ay Duqaymo ka geysteen Buurlayda Galgala ee Gobalka Bari .

http://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2017/11/DHAGEYSO-M-weynaha-Puntland-oo-ka-hadlay-Duqeyntii-G-Barri-Xaaladda-Horjoogaha-DAACISH-ee-la-beegsaday-–-PUNTLANDTIMES-KA-DHIGO-ISHA-WARARKA-EE-CAALAMKA-SOMALIA.mp3

Cabdiqani Boos

Puntland Post

The post Madaxweyne Gaas ”Hoggaamiyaha Daacishta ee Soomaliya waa ka Badbaaday Duqayn lala Beegsaday appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this