Sign in to follow this  
Dalmar1

Jubaland (Kenyan Project) Turning into a Dictatorship, or was it already one?

Recommended Posts

Dalmar1   

Daawo Video: Xildhibaan C/qaadir Ibrahim Cali “Axmed Madoobe waa dawlad diid, Demoqraadiyad diid, Dastuur diid waana Federaal diid”

http://www.puntlandes.com/?p=39079'>http://www.puntlandes.com/?p=39079

 

 

Xildhibaanka ayaa waxyaalo badan oo uu ka halay waxaa ka mid ahaa:

 

1. Dhul boob uu Kismaayo ka wado Axmed Madoobe maamulkiisu

 

2. Eex qabyaaladeed oo uu Beeshiisa gacanta u geliyey magaalada Kismaanyo

 

3. Ku xad gudub Dastuurka Jubaland oo la wada samaystay, isagoo aan ku dhaqmin hal qodob oo ka mid ah

 

4. Caburin, Caga juglayn iyo masaafurin uu ku hayo wax garadkii magaalada Kismaayo

 

5. Maamulka oo ah mid Curyaan ah oo aan shaqayn

 

6.Ciidankii Jubaland oo uu Axmed Madoobe ka dhigay Beeshiisa kaliya, si ay u caburiyaan Beelaha kale ee Jubaland

 

7. Masiibo qaran oo Jubaland ka taagan, isagoo qaylo dhaan u diray Beesha Caalamka iyo dawlada federaalka Soomaaliya

 

8. Barakin lagu hayo dadkii Deegaanka deganaa iyadoo guryahooda lagu wareejinayo dad ka tirsan Beesha Axmed Madoobe oo ka yimid deegaano fog fog

 

9. Musuq maasuq uu Beeshiisa ugu naas nuujinayo Axmed madoobe, iyadoo Canshuurtii shacabka sida baada looga qaaday ay ku tagri falaan waxaana Baada u qaada Rugta Ganacsiga Jubaland

 

........................................iyo kuwo kale oo badan

 

Xildhibaan Jubaland

 

 

http://www.puntlandes.com/?p=39079

 

There is even a Youtube Video of the yung MP talking about the dictatorship of madobe and his beesha in Jubaland!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Guest
This topic is now closed to further replies.
Sign in to follow this