Sign in to follow this  
Saalax

While drought intensifies in Sland war criminal Silanyo tries to drill for oil

Recommended Posts

Saalax   

 

 

Shirkaddaha Macdanta Ka Qodaaya Iyo Sahaminta Shiidaalka Gobolada Bariga Somaliland Oo Abuuray Xiisad Colaadeed Iyo Maleeshiyaad Hubaysan Oo Gaadiid Ka Afduubay Gobolka Saaxil

 

 

Hargeysa, (Baraarugnews.com)- Gaadiid noociisu yahay baabuurta xamuulka ah ee booyadaha loo yaqaan oo ku jiray biyo dhaamis ay gaadhsiinayeen shacabka abaarta ba’an ee biyo la’aanta iyo cunta la’aanta ah ku habsatay ee gurmadka ka waday Gobolka Saaxil, ayaa maanta dablay hubaysan oo aan la garan haybtooda waxay dhaceen gaadiidkaa oo la sheegay inay ka afduubeen deegaanka Gobolka SAAXIL, isla markaana warar hordhaca oo naga soo gadhaaya ayaa noo xaqiijiyey in baabuurta booyadaha ee u dhaaminayey dadka abaarta ba’an haleeshay lagu qabtay deegaanka Gobolka Saraar ee bariga Somaliland. Warku wuxuu intaa ku darayaa in kooxda dhacday ee maleeshiyaadka aan la aqoonsan hayboota hubaysnaayeen markii la qabtay, kuwaasoo la tilmaamay in gacanta ku dhigeen ciidamada jiida hore ee qaranka Somaliland eek u sugan bariga. Booyadii Biyo Dhaaminta Abaaraha Gobolka Saaxil Ee La Dhacey Oo Goordhaweyd Lagu Qabtey Degaanka u Dhaxeeya Ceelal iyo Bali Caraale Oo Katirsan Gobolka Saraar”sidaa waxa yidhi Xildhibaan Bidhiidh C.laahi Aw Aden Oo Katirsan Golaha Degaanka Degmada Berbera,islamarkaasina Kamida Guddida Abaaraha Ee Gobolka Saaxil,Waxaanu intaasi ii Raaciyey oo uu yidhi, “ Gaadhigaasi Hadda gacanta ay ku hayaan Ciidamada Amaanka Somaliland ,sidoo kalena Ay ku Dabo Jiraan Darawalkii iyo ninkale oo la Socday intaanu immika ognahay waa intaa.”

 

 

http://www.baraarugnews.com/2017/01/23/shirkaddaha-macdanta-ka-qodaaya-iyo-sahaminta-shiidaalka-gobolada-bariga-somaliland-oo-abuuray-xiisad-colaadeed-iyo-maleeshiyaad-hubaysan-oo-gaadiid-ka-afduubay-gobolka-saaxil/

Share this post


Link to post
Share on other sites

Marka hore wax luf luf/dhaadhac, ah dadka hadeey ka so gaadhi, oo shaqa abuurida, waa arin la soo dhoweeyo. (inkastoo waraabayaal meel walba joogan), any project that is creating jobs is welcome.

 

Arinkse, waa gambling, there is no way any company could excise with any entity, without real insurance, no proper company could deal with a state that does not have international recognition, Silaanyo knows it, laakin waa KU XOQAN, and for this company , is gambling, and maybe mafia style, don't care international norms.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

maakhiri1 It is misplaced priority trying to drill for oil while

thousands of families are starving in this same area they

are trying to drill (eastern Sahil , eastern Togdheer parts

of western Sanaag). War criminal Silanyo is trying to take

advantage of his own community, he should give them

proper shelters and water rather than trying to drill for

imaginary "oil".

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

Siilaanyo is a confused man who desperately needs money to pay his corrupt sidekicks. :) That is the only way to describe his behavior.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this