Sign in to follow this  
7_steps_2_Heaven

LOOOOOOL,...... THIS KILLS IT!

Recommended Posts

Naag Canada dagan aa guri i jaar ee ku jirtay waxaa ku dhashtay barambaro, tukaanka ee wexey ka doontay sunta lagu buufiyo, tukaanki marki ey tagday iyadoo garaneenin waxa lagu dhaho barambaro af ingriis. dadki wey is af fahmi waayeen, oo wexey u takday marki dambe landlord ki guriga lahaa.

wexey ku tiri: theres animals in your house.

landlord: WHAT, what kind of animals?

iyadi: come, you see

wey isa soo raaceen ninki oo yaaban, guriga marki ey keentay ee wexey u furtay armaajo ee barambaradi ka buuxaan oo or-or daya.

ninki inuu naxay oo wuxuu yiri "JESUS!!"

naagtina wexey tiri "YES YES, THERES LOT OF JESUS IN MY HOUSE!"

 

she thought that barambaro is called jesus in english.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this