Sign in to follow this  
malistar2012

Puntland Prisoners captured displayed demand Gaas stop the war concede defeat

Recommended Posts

Mooge   

haha. Damjadiid failure is unbelievable. You have learned your lesson niyoow.

 

Dad rayid ah oo Maleeshiyada Koonfurtu afduub u heysteen oo lasii daayey

Dad Rayid ah oo laba meelood oo kala duwan ay ka afduubteen Maleeshiyo kasoo jeeda Koonfurta Mudug maaalmihii lasoo dhaafay ayaa maanta Xoriyadooda dib u helay Magaalada Gaalkacyo.

Dadkaan ayaa afar ka mid ah waxaa maalin ka hor Dagaalkii Gaalkacyo afduubtay Maleeshiyada Koonfurta.

 

Afarta dhalinyarada ah iyagoo gaari wata ayaa laga afduubey duleedka Xaafada Baraxlay, mid ka mid ah dhalinyarada wuxuu ka yimid Qurbaha.

Dadka kale waxaa laga afduubey iyagoo ka yimid baadiyaha.

Waraysiyo iyo faahfaahin goor dhow naga filo.

 

Puntlandi.comm

Gaalkacyo

Share this post


Link to post
Share on other sites

NewsSomali

RAIISAL WASAARE SHARMAARKE OO LAGU WAREEJIYAY MAXAABIISTII PUNTLAND LOOGA QABTAY DAGAALKII GAALKACYO -

Dr. Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Somaliya oo ku sugan Koonfurta Magaalada Gaalkacyo, ayaa waxaa galabta lagu wareejiyay tiro ka mid ah Ciidanka Puntland.

 

 

Madaxweynaha Maamulka Galmudug, C/kariin Xuseen Guuleed, ayaa wuxuu Ra’iisal Wasaaraha uu ku wareejiyay lix ka mid ah Ciidanka Puntland, oo maxaabiis ahaan looga qabtay dagaalkii Gaalkacyo.

 

Madaxweynaha Galmudug, ayaa shaaca ka qaaday in si wanaagsan oo qurux badan leh ay ula dhaqmeen maxaabiista, mudadii ay gacanta ugu jireen Maamulka Galmudug.

 

Madaxweynaha, ayaa sidoo kale sheegay in maxaabiista laga wareysan karo waxa ay kala kulmeen Galmudug, tan iyo markii gacanta lagu soo dhigay.

 

Ra’iisal Wasaare Sharmaarke, ayaa bogaadiyay sida diiran ay Galmudug ugu soo wareejisay maxaabiistaasi, isagoo sheegay in tani ay bilow u tahay nabadda Magaalada Gaalkacyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

In times of war there will always be displaced people that's normally war is tragic .

 

Galkacyo was Ghost town Puntland side resident also were displaced sad .

 

UNITED NATIONS, -- The UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) has reported that Saturday's renewed fighting between Galmudug and Puntland armed forces in Somalia had forced about 40,000 people to flee their homes.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this