Sign in to follow this  
Saalax

EU to close their office in Somaliland

Recommended Posts

Saalax   

Midowga Yurub Oo Xidhaya Xafiiskooda Hargeysa, Qodobka Ay Cuskadeen Iyo Saamaynta Uu Xidhitaankiisu Ku Yeelanayo Sumcadda Somaliland –

 

August 4, 2015

 

 

 

Hargaysa:(OWN)-Midowga Yurub ayaa go’aamiyay in la xidho xafiiskii ay

ku lahaayeen caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Sidaas waxa Geeska Afrika

u xaqiijiyay ilo xogogaala oo ku dhow dhow dawladda Somaliland.

 

Ilahan xogogaalka ahi waxay xaqiijiyeen in Midowga Yurub go’aamiyay in

la xidho xafiiskooda Hargeysa, waxaanay ilahani Geeska Afrika u sheegeen

in go’aanku toddobaadkan soo baxay. Midowga Yurub waxay fasaxayaan gurigii

ay ku jireen iyo dhammaan shaqaalihii kala duwanaa ee xaruntooda Hargeysa

marka laga reebo hal qof oo darawal ah iyo hal qof oo qaban doona waxyaabaha

deg dega ah ee soo kordha. Warku wuxuu sheegay in Midowga Yurub xidhitaanka

xafiiskooda Hargeysa ay ku saleeyeen hal qodob oo ah dhaqaale yaraan soo

waajahday xafiisyada kala duwan ee Midowga Yurub kaas oo ay sheegeen inuu

sabab u noqday in xafiiskan la xidho.

 

 

 

Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay xukuumadda Somaliland, laakiin xukuumadu

si rasmi ah ayay u haysaa warkan, waxaana la sheegayaa in si toos ah loogu

soo wargeliyay go’aanka Midowga Yurub oo si rasmi ah u dhaqan geli doona

laba bilood ka dib.

 

 

 

 

http://oodweynemedia.com/2015/08/04/midowga-yurub-oo-xidhaya-xafiiskooda-hargeysa-qodobka-ay-cuskadeen-iyo-saamaynta-uu-xidhitaankiisu-ku-yeelanayo-sumcadda-somaliland/

Share this post


Link to post
Share on other sites
Odey   

this is significant. The story of lack of money is just an excuse, but their action is one that speaks volume.The Americans cut off their funds a while back and if this is a step in that direction, then it spells trouble.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Of course. Uncle Sam is not happy neither are the EU. More sanctions against

the Gov of Silanyo will follow.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this