Sign in to follow this  
Mooge

Jibriil Xosh is accusing qoslaye of stealing the nation's cash

Recommended Posts

Mooge   

MUQDISHO(PUNTLANDONE)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo kamid ah baarlamaanka Soomaaliya oo ka hadlayay Idaacada Codka Mareykanka ee VOA-da ayaa ku eedeeyey Madaxweynaha dawladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud in ay ka socon la’ayihiin howlaha dawladda Soomaaliya laga donayay in ay fuliso sannadyadii lasoo dhaafay.

Xildhibaan Xoosh ayaa si kulul uweeraray waxqabad la’aanta dawladda uu xildhibaanka ka yahay, wuxuuna sheegay in wax kasta oo qaloocday uu masuuliyadeeda leeyahay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ku jiray fulinta howlaha Siyaasadeed iyo kooxeysi gaar ah oo laga dhex aburay dawladda Soomaaliya.

Xildhibaanku wuxuu sheegay in ay hada qorshaynayaan baarlamaanku in ay awoodahood adeegsadaan oo ay saxan waxyaabaha qaldan ayna qaadan doonaan masuuliyadooda uga aadan in la gaaro wixii loo dhisay baarlamaanka iyo dawladda hada jirta.

In la gaari waayey wixii loo dhisay dawladda Soomaaliya, in ay bixin weydo Mushaaraadka Shaqaalaha, Xildhibaanada iyo ciidamada dawladda ayuu Xoosh Jibriil shegay in ay ugu wacan tahay, maadaama dhaqaalaha soo gala Soomaaliya oo dhan uu ku dhaco gacmo gaar ah, gaar ahaana Madaxweynaha iyo kooxdiisa oo ay yihiin buu yiri kuwa dhaqaale aruursanaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The so called president of the so called "federal" republic of Somalia is a clown and an obvious corrupt African illiterate thief. We don't need Xosh, his clown clone, to tell us this. Xosh was disbarred by the Law Society of Upper Canada for welfare fraud. He's a shameless man who is just as despicable as the AMISOM protected clan militia leader masquerading as a president. They both should be behind bars.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this