Sign in to follow this  
malistar2012

15 May Celeberation President Hassan Shiekh takes part in rally In Mogadishu

Recommended Posts

15 May Celeberation President Hassan Shiekh takes part in rally In Mogadishu

228.jpg

 

162-kopie.jpg

 

May 15, 2015 – Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa maanta hambalyo iyo bogaadin u direy shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, maanta ayaa ahayd sannadguuradii 72-aad ee ka soo wareegtay markii la aasaasey dhaqdhaqaaqii xornimadoonka ee SYL kaasoo ay horkacayeen dhalinyaro Soomaaliyeed.

 

Munaasabaddaasi awgeed ayaa Madaxweynaha oo ay wehliyaan kumanaan qof waxaa uu socod ku marey qaar ka mid ah waddooyinka magaalada Muqdisho, isagoo isla markaana ubax xusuus ah dhigey taalada SYL.

 

 

 

 

Socodka uu ku marey waddooyinka kadib, Madaxweynaha waxaa uu shacabka magaalada Muqdisho kula hadley fagaaraha Daljirka Daahsoon.

 

wuxuuna yiri “Fariinta aan maanta idin wado waxay tahay in dhalinyarada ay waddankooda dhistaan. Ma jirto cid aan idinka ahayn oo waddankan uu u fadhiyo. Dadaalka aad hadda waddaan waa inaad sii labanlaabtaan, Dhalinyaradii sameysey SYL 72 sanno ka hor waxay ahaayeen kuwo naftooda u hurey in Soomaaliya ay xoroowdo, maqaam sarena ay gaarto. Sidaa darted waxaan idin kula dardaarmayaa idinkoo taas ka shidaal qaadanayaa inaad ku dhaqaaqdaan talaabo waddankan lagu hormarinayo’’.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha Dowladda Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgalay tartan kubadda cagta ah oo lagu maamuusayay xuska 72-guuradii ka soo wareegtay aas aaska ururka Dhallinyarada Soomaaliyeed ee SYL {15-May sanadkii 1943-dii}.

 

xasan-ciyaar-4.jpg

IMG_66101.jpg

xasan-ciyaar-3.jpg

IMG_2967.jpg

IMG_2964.jpg

Stadium is packed Great job by our President celebrating May 15 with people

 

xasan-ciyaar-6.jpg

 

xasan-ciyaar-2.jpg

 

President Hassan Sheikh is on the road to defeat terrorist bring back law and order in the South outstanding performance by The President , Somalia is heading the right direction the future looks bright.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this