Sign in to follow this  
malistar2012

Mogadishu police impose strict law on citizens and Telephone companies

Recommended Posts

Mogadishu police impose strict law on citizens and Telephone companies , Citizent are required to Carry Legitmate Gov Identitificatin I.D To move around , telephone companies are required Customers profile for Documents .

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

Jeneraal Tuuryare oo tababar u soo xiray cutub ka tirsan ciidanka Nabadsugidda

Posted on April 9, 2015 by Mowliid Sabriye in WARARKA // 0 Comments

 

 

 

 

Taliyaha Hey’adda Nabadsugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaliya Genaral C/raxmaan Maxamed Tuuruyare ayaa tababar soconayay mudo bilooyin ah usoo xiray boqallaal askari oo ka tirsan ciidanka NISA, dugsiga tababarka Nuur Shirbow ee magaalaa Muqdisho.

 

Jeneraal C/raxmaan Maxamed “Tuuryare” Taliyaha hey’adda Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ayaa ciidanka kula dardaarmay in ay u dhabar adeegan shaqada ay u haayan shacabka Soomaliyed.

 

Intaa kadib Gen. C/raxmaan Maxamed Tuuryare oo warbaahinta kula hadlay dugsiga tababarka ee Nuur Shirbow ayaa sheegay in ciidanka tababarka loo soo xiray ay ka hoowlgali doonan magaalada Muqdisho si ay ugu hortagaan dhagarta ay maleeshiyada UGUS u geysanaayan shacabka Soomaliyed.

 

Wuxuu tilmaamay in dhawaan wax laga badali doono soo galitaanka magaaloyinka dalka, iyadoo qofka muwaadinka ah ee soo galaya magaalada looga baahan yahay in uu iska diiwan galiyo xafiis yada hey ‘adaha amaanka si uu noqdo shaqsi la hubo.

 

Jeneral Tuuryare ayaa ugu baaqay shacabka Soomaliyed iyo shirkadaha Isgaarsiinta ee bixiya Simkaarada in ay la socdaan cidda isticmaaleysa Simkaarada loo adeeg sado falalka amni darro, isagoo sheegay in lala xisaabtami doono shaqsiyaadka hubeysan ee dareeskla shacabka wata.

 

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

 

WhatsAppShare

Leave a

 

 

 

 

 

 

TOOS U DHAGEYSO IDAACADDA RADIO MUQDISHO

Warar kale la kulmay Wakiilo ka socda Xawaaladaha(Sawirro)

0 Comments

Radio Muqdisho

0 Comments

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gen. C/raxmaan Maxamed Tuuryare Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda Waaxa soo bandhigi doonaa Shirkado iyo shaqsiyaad garab siiya Al-Shabaab..”

 

tuur.jpg

 

Gen. C/raxmaan Maxamed Tuuryare Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ayaa dboolka ka qaaday inay jiraan Shaqsiyaad iyo Shirkado ka howlgala Soomaaliya islamarkaana dhaqaalo siiya Al-Shabaab.

Mr.Tuuryare ayaa sheegay in muddo bil gudaheed ah ay ku soo bandhigayaan Magacyada Shirkadaha iyo Shaqsiyaadka Taageera Al-Shabaab Sharcigana la hor geynayo Shaqsiyaadkaasi.

Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda Soomaaliya ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay dul qaataan Maalmaha soo socda oo Ciidamada Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ay sameenayaan Howlgal ka dhan ah Al-Shabaab.

Dhanka kale Taliye C/raxmaan Tuuryare ayaa Warbaahinta Soomaalida ugu baaqay inay ka shaqeeyaan Maslaxada dalka oo ay meel uga soo wada jeestaan Al-Shabaab.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Odey   

What is it with our people and the abuse of Titles?. you see a a guy who never set foot in a learning institution calling himself a "professor" or Doctor, you have this fool tuuryare calling himself a General!. He never set foot in a military training facility let alone learn how to lead an army and he calls himself a General?. Worse still Xassan Xoolo actually gave him the bloody title!.

 

Doesn't he realize he can be the head of the intelligence department as a civilian?.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Adam   

atleast his got a Tuuur. waa wada 3 xidigle cidna uma jojinayan hhhhhhjjh. happy malinta ciddanka, they closed all the rds.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this