Sign in to follow this  
malistar2012

Somalia's Huge Potential in Sesame Farming

Recommended Posts

Somalia's Huge Potential in Sesame Farming

 

 

 

 

 

Soomaaliya oo Kaalinta 4-aad uga jirta Dhoofinta Sisinta Aduunka (VIDEO)

 

February 23, 2015 – Dalka Soomaaliya ayaa kamid ah dalalka ugu wax soo saarka badan xagga Sisinta, iyadoo beeraleyda Soomaaliyeed ay ku shaqeeyaan xaalado adag sida mashiino la’aanta, ku waasoo waxban ka qayb qaadan lahaa kobcinta wax soo saarka Sisinta.

 

Nin ka mid ah beeraleeyda ayaa sheegay in wax soo saarkooda waxbadan iska badali lahaa hadii ay heli lahaayeen maal gashato ka caawisa qalabkii ay ku shaqayn lahaayeen.

 

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this