Sign in to follow this  
malistar2012

Mogadishu delegates from Arab Parliament eat launch Lido beach impressed

Recommended Posts

Wafdi ka socda Jaamacadda Carabta iyo Kuwait oo Muqdisho ku sugan, booqdayna xeebta Liido:

 

wafdi-kuwait-6.jpg

 

Wafdi ka socday Jaamacadda Carabta oo Muqdisho ku sugan Labo cisho ayaa maanta maamulka Gobolka Banaadir casuumaad u fidiyay, waxayna kormeer ku tageen goobo ay ka mid aheyd xeebta Liido, iyadoo labada dhinac ay is dhaafsadeen fikrado ku aadan qaabka loo horumarin karo mashaariicda horumarineed ee caasimada ka socda.

 

 

wafdi-kuwait-1-Copy.jpg

Wafdigan ayaa waxaa la sheegay inay horudhac u yihiin Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Ra´iisul Wasaare Kuxigeenka Kuwait oo maalmaha soo socda la filayo inay booqasho ku yimaadaan Muqdisho.

 

wafdi-kuwait-3-Copy.jpg

Guddoomiye ku-xigeenka siyaasadda ee gobolka Benaadir Maxamed Aadan Guuleed “Caano Geel” ayaa sheegay in Maamulka Gobolku ay farxad u tahay inay soo dhaweeyn u sameeyaan wafdiga ka socda Jaamacadda Carabta.

 

wafdi-kuwait-2-Copy.jpg

 

Faiz Mohamed Al-Mudeiri oo ah mas’uulka hogaaminaya wafdiga Jaamacadda Carabta ka socda, isla markaana ah safiirka Dowladda Kuwait u fadhiya Dalka Jabuuti ayaa maamulka Gobolka Benaadir uga mahadceliyay casuumadda ay u fidiyeen.

 

 

wafdi-kuwait-4-Copy.jpg

 

wafdi-kuwait-5-Copy.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

shortage of construction companies and materials

 

The Arabs are eyeing to invest seeing the endless opportunity in Mogadishu and the rest of the country ...

 

stability and good Governance its all Somali needs to be the power house of Africa Inshallah

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this