Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

As Siyaasi Wa Siyaasa

Recommended Posts

Salaan...

 

Mar mar in la tuurto waaye. Haye tan qabsada hee, sidii canbuulo camalna u laqa yaah. Hunguri laawiyaal.

________________

 

Waagii nabada aa macalinkoo losoo diray Mareykanka, suu usoo barto siyaasad {Political Science}. After five years, he came back to Soomaaliya. And straight he went back to baadiye, where reerihiisa daganayeen.

 

Maalintuu baadiye imaaday maalintii ku xigtay aa waxaa usoo booqday ilmo adeerkiis oo geeljire eh. Salaan ka bacdi, waala is wareestey. Ilmo adeerkiis aa weydiiye, "Walaaloow intaas sanaa dibad ku maqneed, maxaad ku maqneed oo soo baratay?"

 

"Walaal, siyaasad baan soo bartay."

 

"Ma intaas dhan siyaasad baa soo baraneysay?"

 

"Haa walaal."

 

Kii ilmo adeerka ahaayeen konton shilin inuu jeebkiis kasoo bixiye uu ku dhahay, "Hadii aad siyaasad quman soo baratay, bal kontonkaan shilin iga qaad!"

 

"Ee see kaaga qaadaa."

 

"Ee adigu sooma dhihin siyaasad baan soo bartay, anaguna siyaasad been iyo qaacinimo baan u naqanaa."

 

"Maya, maya, saas ma'aha. Siyaasad saas ma laga wado..."

 

"Wallee waa soo qasaartay."

 

:D:D:D:D:D:D

_________________

 

Macsalaama.

Share this post


Link to post
Share on other sites
J.Lee   

I had to struggle to read it since my somali isn't the truth but that was a killer punchline......

"Wallee waa soo qasaartay."

looool I could picture my cousins saying that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this