Sign in to follow this  
Mooge

Yuulka is gaining ground. Some MPs defect damjadiid camp

Recommended Posts

Mooge   

IMG_6692-740x493.jpg

 

Kulan maanta ay ku yeesheen magaalada Muqdisho, xubnaha golaha Shacabka ee kasoo horjeeda Mooshinkii dhawaan laga keenay Ra’iisul Wasaaraha iyo Xukuumaddiisa ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Dowladda F.Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud in uu faraha kala baxo shaqada Xukuumadda si ay u gudato waajibaadka Qaran ee laga sugayo.

 

Sidoo kale kulanka ayaa lagu soo dhaweeyay tiro Xildhibaano ah oo horey uga mid ahaa xubnihii mooshinka keenay Xukuumadda, waxana ay

tilmaameen markii ay garowsadeen danta qaranka iyo hakadka ay galeen guud ahaan shaqooyinkii Hay’addaha dowladda in ay garowsadeen oo ay isaga talaasulaan mooshinka.

 

Xildhibaan C/laahi Cumar Abshirow oo ku hadlay magaca Xildhibaanada ayaa sheegay markii uu arkay dhibaatada Mooshinka iyo halista uu ku yeeshay howlihii qaranka in uu go’aan saday dib inuu uga baxo mooshinkaas, wuxuuna geesta kale baaq u diray xildhibaanada weli ku adkaysanaya mooshinka ka dhanka ah Xukuumadda in ay ilaaliyaan danta qaranka isla markaana ay iskaga haraan mooshinka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this