Sign in to follow this  
malistar2012

bad week for Alshabaab As Somali Gov names another Strong man as Military cour

Recommended Posts

bad week for Alshabaab As Somali Gov names another Strong man as Military court Chief

 

 

c0d75016.jpg

Guddoomiye Liibaan Cali Yarow, In the Middle

 

 

Akhirso: Khibradda aqoonneed ee guddoomiyaha cusub ee maxkamadda sarre ee ciidammada

Published on September 23, 2014 by Feysal Muse · No Comments · 964 views

Guddoomiyaha Maxkamadda sarre ee ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya, G/sarre liibaan Cali Yarow, ayaa muddooyinkii la soo dhaafay ahaa guddoomiyaha maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidammada Qalabka Sida, haddaba waa sidee heerka Khibrad iyo aqoon ee guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda sare ee Ciidammada Qalabka Sida.

 

Guddoomiye Liibaan Cali Yarow, ayaa ka tirsan saraakiisha ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed, waxa uu soo maray heerar kala duwan sida, isaga oo ka soo baxay Jaamacadda (Universal Of Africa, Kalliyadda Sharciga iy Qaanuunka). Waddanka Suudaan.

 

Sidoo kale waxa uu soo qaatay tababarro kala duwan sida isaga oo ka soo baxay machad Al-Mushaa 2009-2010-kii, ee dalka Suudaan, halkaas oo uu ku soo qaatay tababar Garsoore.

 

1.Sannadkii 2003-2009, waxa uu soo noqdey macallin Iskuul.

 

2.Garsoore Maxkamadda Ciidammada Qalabka Sida sannadkii 2010-2011-kii.

 

3.Guddoomiyaha Maxkamadda darada 1-aad ee ciidammada Qalabka Sida ayuu soo qabtay hadana waa guddoomiyaha maxkamadda sarre ee ciidammada.

 

Waa nin Shahaada Master Degree ka soo diyaariyey Jaamacadda (Naayif Al-Carabiya Lilculuum Al-Amniya, Sacuudiga Riyaadh, 2003.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Deadly week for alshabaab As Gov Named first

 

Taliyaha cusub ee loo magacaabay hey’adda nabadsugidda Qaranka Col. Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare ( Cumda) ayaa xilal kala duwan ka soo qabtay hey’adda nabadsugidda Qaranka.

 

DSC07099.jpg

 

Col. C/raxmaan Maxamed Tuuryare Famous shucked Alshabaab and changed the stability situation in Mogadishu and surrounding area. With less then three month Somali military court executed huge numbers of Alshaabaab members found guilty of numerous crimes…..

 

 

tur.jpg

 

DSCF3681.jpg

Duqa Muqdisho Gen.Xassan Maxamed Xuseen’Mungaab .Taliyaha Ciidanka Nabad-sugidda Col. Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare .Guddoomiye Liibaan Cali Yarow,guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda sare ee Ciidammada Qalabka Sida.

 

Anarchy will be history in South Somalia , The country is heading the right direction well done .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this