Sign in to follow this  
malistar2012

Som Gov names National Intelligence Security col Tuuryare.

Recommended Posts

 

IMG_488126-CFC329-0683E0-EF3646-7F090C-2

 

Golaha Wasiirada oo Magacaabay Taliyaha Ciidanka Nabad-sugidda “SAWIRRO”

Published on September 21, 2014 by Mohamed White-ka · No Comments · 648 views

Muqdisho, 21, September, 2014……. Ra’iisul Wasaare-ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan aan caadi ahayn oo uu yeeshay Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaliya. Kulankan oo looga dooday arrimo dhawr oo ay ka mid yihiin ammaanka qaranka iyo Hindise-sharciyadeedka Biyaha, ayaa waxaa ugu danbayntii lagu magcaabay Taliyaha Ciidanka Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka. Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xilka Taliyaha Ciidanka Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka u magcaabay Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare.

 

Wasiir-ku-xigeenka War-faafinta Xukuumadda Soomaliya Mudane Cabdulaahi Colaad Rooble ayaa ka dib markii uu soo dhammaaday shirka Golaha Wasiirada waxa uu la hadlay saxaafadda, isagoo sheegay in Goluhu isku raacay magcaabidda Taliyaha Ciidanka Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka.

 

Wasiirku isagoo hadlaya, waxa uu yiri: “ Golaha Wasiiradu waxa ay sidii caadada ahayd ka hadleen xaaladda ammaanka, iyadoo war-bixinno laga dhegaystay Wasaaradda Ammaanka Qaranka. Golahu waxa uu sidoo kale isku raacay magcaabidada Taliyaha Ciidanka Nabad-sugidda iy Sirdoonka Qaranka oo loo magcaabay Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare.

 

“Waxaa xusid mudan in magacii Agaasimaha Hay’adda meesha laga saaray oo lagu beddelay Taliyaha Ciidanka Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, magacaasi ayaana loogu yeeri doonaa. Goluhu waxa uu u rajaynayaa taliyaha cusub in uu shaqadiisa u guto si hufan oo daacadnimo iyo waddaniyadi ku jirto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

He will probably be dead in a month thanks to alshabab. Your new man should investigate the mass rape of Somali girls by African union troops me thinks. Or will he get slapped around as well

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taliyaha cusub ee loo magacaabay hey’adda nabadsugidda Qaranka Col. Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare ( Cumda) ayaa xilal kala duwan ka soo qabtay hey’adda nabadsugidda Qaranka.

 

max3.jpg

 

Col. C/raxmaan Maxamed Tuuryare (Cumda) ayaa ah aqoonyahan dhallinyaro ah, haystana darajada “Master Digree” oo la xiriirta maadada “Qaanuunka Caalamiga” wuxuuna wax ku soo bartay dalka Masar, isagoo hadda diyaarinaya “Darajada PHD” ee xiriirka caalamiga ah.

C/raxmaan Maxamuud Tuuryare ayaa ah nin dhallinyaro ah. Aqoonyahana. Fir fircoon. Kuna caan baxay howlkarnimo iyo wadaniyad,

 

 

 

Col. C/raxmaan Maxamed Tuuryare Famous speeches that shucked Alshabaab and changed the stability situation in Mogadishu and surrounding area. With less then three month Somali military court executed huge numbers of Alshaabaab members found guilty of numerous crimes….. .

 

dil-toogasho-1.jpg

 

DSC07099.jpg

 

 

Muddo saddex cisho ah ayuu qeexay inay go’aan ugu gaari doonaan ruuxii Al-Shabaab ka tirsan ee maxkamadda la soo gaarsiiyo.

Guddoomiyaha maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida Col.Tuuryare ayaa sheegay in kaalintooda ay dhiirran tahay,isla markaana maxkamada aanay daahi doonin dadka ka mid ah Al-shabaab ee dambiyada ka galay dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

 

4_aug_2014%20copy.jpg

 

Saldhigyada ayaa waxaa feel ugu jiro Waalidiinta Carruurtaasi dhalay oo iyagu kusoo nabdaaday haddalkii kasoo yeeray Guddoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida C/raxmaan Tuuryare oo ahaa inaan la qaban doonin Carruur ka tirsan Alshabaab oo aan lala wadin waalidiintii dhalay.

 

Waalidiinta ku dhaqan Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay iska soo Diiwaangalinayaan Saldhigyada Magaalada Muqdisho Maadaama Qaar kamid ah Waalidkaasi aan ilmahooda meel ku sheegin ama meel ay Jaan iyo Cirib dhigeen ay garan la yihiin.

 

 

images?q=tbn:ANd9GcQfARAnT6SUWCbcWkB1FeB

Shaqaalaha dowlada ee ay ku cadaato iney Al-Shabaab u gudbiyaan macluumaad cadowga waa ka daran yihiin waana ka ciqaab kulul yihiin maxaa yeelay qarankii aaminay ayey qiyaameen talaabo adag ayaana ka qaadi doonaa” ayuu intaa ku daray Tuuryare.

 

Waxaa uu intaa ku daray in seefta maxkamada ciidamada qalabka sida aysan laheyn gal iyo nasasho midna, ayna haatan dulsaaran tahay shaqaalaha dowlada ee sida hoose ula shaqeeya Al-Shabaab.

 

“Kuwa shaqaalaha dowlada ka tirsan ee la shaqeeya Al-shabaab yeysan ismoodin inaan lala soconin ama ay isqarin karaan baaritaan badan ayaa socda qaarkoodna dusha ayaa lagala socdaa arimahooda” ayuu yiri C/raxmaan Tuur-yare.

 

Somalia new Hero this man is serious about his country we’ll being

Share this post


Link to post
Share on other sites

What was that you said a few days ago maltster.... "let the AU rape Somali girls if they don't someone else will"....

 

Anyone who takes you seriously is a joke saxib

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

What was that you said a few days ago maltster.... "let the AU rape Somali girls if they don't someone else will"....

 

Anyone who takes you seriously is a joke saxib

 

 

your joke you need some help worry about ISIS shit keep us update on Syria and Mossad Leader Al Baghdadi kkkk .......

 

Alshabaab are History sxb they have 30 days to surrender no Place for them In Somalia not even Hargeysa and Burco you son of jaahil

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jahiil who me... Or you a person who supports the rape of Somali girls by African mercenaries with HIV.

 

You support a government that controls nothing who is entirely dependent on African mercaneries and for that reason it is OK that they rape our sisters and mothers.

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

He will probably be dead in a month thanks to alshabab. Your new man should investigate the mass rape of Somali girls by African union troops me thinks. Or will he get slapped around as well

 

tur.jpg

 

Cillsuldan Family in Barawe no were to Run they will not make back to waqooyi galbeed.......

 

 

You son of khawarij no place for you in this world and after Goodluck

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this