Sign in to follow this  
malistar2012

Madaxweyne Xasan oo la kulmay guddiga sare ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

Recommended Posts

Madaxweyne Xasan oo la kulmay guddiga sare ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed “DAAWO VIDEO”

Published on September 14, 2014 by Mohamed White-ka · No Comments · 339 views

21668.jpg

 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan Muqdisho kula yeeshay guddiga sare ee Jaamcadda Ummadda Soomaaliyeed, kaasi oo looga hadlay dhowr arrimood oo ay ka midtahay xoojinta iyo sare u qaadidda tacliinta sare ee dalka, gaar ahaan tan Jaamacadda Ummaadda.

 

Kulanka oo uu shir guddoominayay Madaxweynaha dalka mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayna ka qeyb galeen mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradaha Tacliinta sare iyo waxbarashada, waxaana diiradda lagu saaray tayeynta kuliyada ay Jaamacaddu bixin doonto, maadaama 16-ka August-2014 uu rasmi ah xarriga uga jaray Madaxweynaha Soomaaliya.

 

460-o.jpg

 

Wasiir ku-xigeenka Hidaha iyo Tacliinta sare ee xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Axmed Kulane oo markii uu kulanka soo idlaaday kaddib lahadlay Warbaahinta ayaa sheegay in waxyaabah kulanka looga hadlay ay ka midtahay in Jaamacaddu ay tahay mid lacag la’aan ah oo aan jirin lacago ardayda laga qaadayo.

 

“In Jaamacaddu ay noqoto mid aqoonteeda sareyso oo macalimiinteeda ay noqdaan kuwa leh aqoon sare, in Jaamacaddu ay noqoto Jaamacad u qalanta midda ummadda oo heer qaran ah, in ardayda ka soo baxdana ay noqdaan kuwa taayo leh oo wax ka qabta dhibta dalka ka taagan, in guddiga ardayda Jaamacadda ka qaadaya Imtixaanka ay noqdaan kuwa si cadaalad ah u qaada oo aysan sameynin wax eex ah” ayuu yiri Wasiir ku-xigeenka hidaha iyo Tacliinta sare.

 

Wasiir ku-xigeenku waxa uu intaa ku daray in sidoo kale uu kulanka ka soo baxay in guddiga sare ee Jaamacaddu ay bil waliba yeeshaan kulan gaar ah oo looga hadlayo waxyaabaha qabsoomay iyo caqabadaha hortaagan, si wax looga qabto.

 

Jaamcadda Ummadda Soomaaliyeedd oo dhawaan dib u dhis lagu sameeyey isla markaana uu xarigga ka jaray Madaxweynaha dalka ayaa wax weyn ku soo kordhin karta horumarka tacliinta sare ee dalka.

 

DAAWO

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

 

Wasiir ku-xigeenka Hidaha iyo Tacliinta sare ee xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Axmed Kulane oo markii uu kulanka soo idlaaday kaddib lahadlay Warbaahinta ayaa sheegay in waxyaabah kulanka looga hadlay ay ka midtahay in Jaamacaddu ay tahay mid lacag la’aan ah oo aan jirin lacago ardayda laga qaadayo.

 

“In Jaamacaddu ay noqoto mid aqoonteeda sareyso oo macalimiinteeda ay noqdaan kuwa leh aqoon sare, in Jaamacaddu ay noqoto Jaamacad u qalanta midda ummadda oo heer qaran ah, in ardayda ka soo baxdana ay noqdaan kuwa taayo leh oo wax ka qabta dhibta dalka ka taagan, in guddiga ardayda Jaamacadda ka qaadaya Imtixaanka ay noqdaan kuwa si cadaalad ah u qaada oo aysan sameynin wax eex ah” ayuu yiri Wasiir ku-xigeenka hidaha iyo Tacliinta sare.

 

12.jpg

21.jpg

 

:- Wasiirka Diinta iyo Awqaafta DF oo xarigga ka jaray dhismaha xarunta Wasaaradda Tacliinta sare. Waxaa Qoray

 

 

mudane Xasan Sheekh Maxamuud well done more progress and Good news INSHALLAH

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this