Sign in to follow this  
malistar2012

Somali Gov buys drones to guard its Somali territories land and Sea

Recommended Posts

Diyaarad soo sawireysa kuwa sida sharci darrada ku guranaya kheyraadka badda oo la soo bandhigay

 

Published on September 10, 2014 by Mohamed White-ka · No Comments · 1,243 views

Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda ayaa maanta soo bandhigtay diyaarad ay ugu talogaleen in badda Soomaaliya ay ku soo sameyso howlo kormeer ah oo ku aadan maraakiibta iyo doonyaha sida sharci darrada ah uga qowleysanaya badda.

 

Diyaaradaan oo ah fish patrol ayaa waxaa mudo lix bil oo kiro ah la soo gashay Wasaaradda Kalluumeysiga oo kaashaneysa shirkad xagga ilaalinta kalluunka qaabilsan, waxaana diyaaradda shaqadeedu tahay in todobaadkii mar ay kormeer ku soo sameeyso maraakiibta, doonyaha sida sharci darrada uga kalluumeysanaya xeebaha Soomaaliya iyo kuwa badda ku shubaya haraadiga sunta.

 

Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda ee Xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamuud Colow Barrow oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in howsha kormeeka ee diyaaraddan ay wax badan ka badali doonto sida sharci darrada ah ee xeebaha dalka looga qowleyso, isagoo intaa ku daray in tani ay qeyb ka tahay qorshaha dowladdu uga aadan ilaalinta kheyraadka badda.

 

“Marka ay kormeerka soo sameyso diyaaradda waxa ay soo sawiri doontaa maraakiibta iyo calamada ay sitaan, intaas kaddib anagu caalamka ayaan dacwad u gudbineynaa si sharciga looga tiigsado milkiilayaasha maraakiibta iyo dowladaha laga leeyahay” ayuu yiri Wasiirka.

 

Mudane Maxamuud Colow Barrow ayaa hoosta ka xariiqay in Wasaaraddu ay qorsheyneyso in badda ay dhigaan qalab casri ah oo ku xiran satellite-ka, taasi oo u jeedkeedku yahay si loo badbaadiyo kheyraadka ku jira badda oo si sharci darrada ah loo guranayay in ka badan 23-sano

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

 

Somali Air Force Cadets being trained by the Turkish Air Force in Turkey.

Somali Air Force Cadets going through their simulation training in Turkey exclusive pics the future looks good.

 

 

Bv7zJSlCYAABlSQ.jpg:large

Bv7y3M4CQAERdEW.jpg:large

Bv7y3L3CMAEhd58.jpg:large

somali-airforce-1.jpg

somali-airforce-3.jpg

Bs_giOECEAEvMu6.jpg:large

 

Mukhtar Abdullahi of the Somali Air Force gives speech at the Passing Out Parade at a Turkish Air Force academy

 

Somali Air Force Cadets going through their simulation training in Turkey

 

Turkey is also training Naval force

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

This belongs in the Jokes section.

 

No Joke sxb you can see Air force training in Turkey ....

Somali Gov are building massive Arm force consistence of all compound in a moderate Arm force

 

Ground force - Air force- naval force

 

HLG5.jpg

 

Newly trained arm force are advancing destroying Alshabaab

 

SARAAKIIL SOOMAALIYEED OO TABABAR LOOGU SOO XIRAY WADANKA UGANDA 08 09 2014

 

 

one year training completed

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this