Sign in to follow this  
malistar2012

Suicide attack outskirt Mogadishu alshabaab indiscriminately killing civilia

Recommended Posts

Suicide attack outskirt Mogadishu alshabaab indiscriminately killing civilians

 

 

Qarax Ismiidaamin Ah Oo Goor Dhaweyd Ka Dhacay Deegaanka Xaawa Cabdi Ee Duleedka Muqdisho

Published on September 8, 2014 by Mowliid · No Comments · 871 views

12 ruux ayaa ku dhimatay in ka badan 20 dad shacab waa ay ku dhaawacantay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay deegaanka Xaawa Cabdi ee Duleedka Magaalada Muqdisho, iyadoo qaraxa marka ay fulinayeen dhagar qabayaasha ka tirsan Al Shabaab ay marayeen halkaasi kolonyo gaadiidka ciidamada Amisom iyo guddoomiyaha gobolka Shabeelaha hoose.

 

Qaraxani bahalnimada ah ee maleeshiyaadka argagaxisada Al Shabaab ay la beegsadeen dadkaasi aadka u faraha badan ee aan waxba galabsan ayaa qeyb ka ah dhibaateynta dadka Soomaaliyeed ay kooxdaasi u geystaan, waxaana dadkaasi ay saarnaayeen gawaari BL-ah oo wadada marayay.

 

Guddoomiyaha gobolka Shabeelaha hoose C/qaadir Maxamed Nuur Siidii ayaa qaraxa markii u dhacay wax yar kaddib la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in qaraxaasi ay ku dhibaatoobeen dad shacab oo saarnaa laba gaari BL-ah oo wadada marayay, waxaana uu tilmaamay in Ciidamadu ay wadaan howlgalo ammaanka lagu xaqiijinayo.

 

Hey’adaha amaanka dalka ayaa ka feejigan qataraha maleeshiyaadka argagaxisada Umadda Soomaaliyeed ay u maleegayaan umadda Soomaaliyeed, iyadoo kooxdaasi dhar baaxo xoog leh ay kala kulmeen ciidamada qalabka oo meel kasta oo dalka ka mid ah ku baacsanaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khayr   

Malistar,

 

I thought that Qoslaye, Amisom and Mighty Uncle Sam (QAMUS)came in and did the job.

Malistar, please please let us know how this happened? Also, please let us know if Qoslaye

and his friends need more money to defend the Kenyan Seashores.

Share this post


Link to post
Share on other sites
xabad   

^ so no alla yarxamz, you just came here to score political points. what a low life. at least have the decency to commiserate with your innocent countrymen.

 

cuqdad cadaan u dhimo, takfiri xun yahow.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamada Ammaanka Oo Ka Hortagay Dhagar Qabe Rabay In Mar Kale Uu Qarax Ka Fuliyo Deegaanka Xaawa Cabdi

Published on September 8, 2014 by Mowliid · No Comments · 410 views

iyadoo maanta qarax naftii halignimo ah maleeshiyaadka dhagarta badan ee Al Shabaab ay dad rayid ah ku laayeen deegaanka Xaawa Cabdi ee Duleedka magaalada Muqdisho, ayaa ciidamada ammaanka waxa ay fashiliyeen qarax mar kale ay rabeen in ay la beegsadaan goobta maanta qaraxa uu ka dhacay oo ay ku sugnaayeen saraakiil u tagay in ay u gurmadaan dadka ay laayeenm kooxdaasi.

 

Gaarigani ciidamada ay fashiliyeen oo ahaa gaari kaarib ah ayaa waxaa ku haleegsamay wadihii gaariga oo maleegay q ay aano uu ku dhibaateyn rabay dad Soomaaliyeed, inkastoo qaraxaasi uu dhaawacyo ka dhashay.

 

Ciidamada Ammaanka ee ku sugan deegaankaasi ayaa feejignaan la galiyay, iyagoo ka feejigan qataraha ay u soo maleegayaan dadka Soomaaliyeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

Malistar,

 

I thought that Qoslaye, Amisom and Mighty Uncle Sam (QAMUS)came in and did the job.

Malistar, please please let us know how this happened? Also, please let us know if Qoslaye

and his friends need more money to defend the Kenyan Seashores.

 

Qoslaye, Amisom and Mighty Uncle Sam are doing good job they manage to kill Alshabaab leader and reduced Alshabaab power by 90 %

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this