Sign in to follow this  
malistar2012

Alshaabab desperately attacks Godka Jili'ow prison all terrorist are dead

Recommended Posts

Alshabaab desperately attacks Godka Jili'ow prison all terrorist are dead

 

 

Weerarakii gaadmada ahaa ee Al-shabaab ku qaaday xabsiga Jilicow oo guuldaro ku dhamaaday War-saxaafadeed

Published on August 31, 2014 by Mohamed White-ka · No Comments · 506 views

wasiirka warfaafintaAgosto 31, 2014….Ciidamada amniga ayaa gaashaanka u daruuray weerar gaadmo ah oo ay xarunta xabsiga Jilocow ku qaadeen kooxada nabad diidka Al-shabaab abaarro 11:30 gelinkii hore ee maanta. Weerarka kooxda nabad diinka oo socday mudo 45 daqiiqo ah ayaa ciidanka dowladdu waxay ku dileen dhamaan xubnihii Al-Shabaab ee weerarka soo qaaday.

 

Ciidamada amniga ayaa xaqiijiyay inay weerarkan ka qeyb qaateen 7 xubnood oo dhamaantood lagu dilay isla goobtii dagaalku ka dhacay. Sidoo kale, waxay ciidamada amniga iyo ilaalada xabisga Jilicow cadeeyeen in weerarkan fashilmay uu ahaa mid ay nabadiidku ku doonayeen inay xabsiga ugala baxaan qaar kamid ah Al-Shabaab oo maxkamadi xukun ku riday kuna jira xabsiga.

 

Kooxda Al-Shabaab ee weerarka fashilmay soo qaaday ayaa 5 kamid ah ku labisnayd tuutaha ciidanka nabadsugida. Waxayna xabsiga ku soo weerareen labo gaari oo qaraxyo ku xiran yihiin oo la gubay. Weerarkan argagixiso ayaa waxaa ku dhintay 3 kamid ah ciidanka nabadsugida iyo 2 qof oo rayid ah.

 

Dowladda Federaalka Soomaaliyeed waxay ugu horeyn bogaadinaysaa ciidanka amniga dalka oo sameeyay horumar wax-ku ool ah. Waxay dhanka kale u tacsiyaynaysaa qoysaskii ay ka dhinteen naftood hurayaasha ka tirsan ciidanka aminiga iyo dadkii rayidka ahaa ee halkaasi ku geeriyooday. Waxayna si weyn u dhaleecaynaysaa falalka argagixiso ee ay soo abaabulaan kooxaha nabad-diidka ee Al-shabaab oo ah kuwo diidan nabad iyo horumar ka taabo gala Soomaaliya.

 

DHAMMAAD

 

Wasaaradda Warfaafinta

 

Dowladda Federaalka Soomaaliya

 

Muqdisho, Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

Gruesome images of dead Alshabaab , Alshabaab leaders are careless sending mislead youth to suicide mission sad.

 

Alshabaab militant with grenades and suicide belts attack Godka Jili'ow prison all terrorist are dead . Congrats to the security for folding Terrorist attack .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this