Sign in to follow this  
malistar2012

Col Tuur Yare qofkii shabaabnimadiisa cadaato ma nagu daahayo waa dil toogasho

Recommended Posts

Col Tuur Yare qofkii shabaabnimadiisa cadaato ma nagu daahayo waa dil toogasho ah

 

?utm_source=dlvr.it&utm_medium=facebook#

 

DAAWO VIDEO:- Dhagar Qabayaashii Dilay Nafisa Oo Xukun Dil Ah Lagu Fuliyay

Published on July 15, 2014 by Feysal Muse · 10 Comments · 2,338 views

Maxkamada ciidamada Qalabka sida ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka toogatay labo gacan ku dhiigle oo ka dambeeyay dilkii loo geystay Nafisa Cismaan Salaad oo eheyd gabar arday ah.

 

Nfiso3.jpg

 

Labada gacan ku dhiigle ayaa lagu toogtay barxadda iskool boliisiya ee Magaalada Muqdisho, kuwaas oo ay hore maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida dil toogasho ugu xukuntay.

 

Goobta lagu toogtay labada gacan ku dhiigle ayaa waxaa goob joog ka ahaa guddoomiyaha Maxkamada Darajada Koowaad ee ciidamada qalabka sida Liibaan Cali Yaroow oo ku dhawaaqay in la toogtay Xasan Maxamed Cabdi (Salmaan) iyo Shaafici Cabdi Xersi (Shaataa) oo ay ku cadaatay iney ka dambeeyeen dilkii Allaha u naxariistee Nafisa Cismaan.

 

Raggan oo Maxkamada Darajada Koowaad ee ciidamada qalabka sida ay horay u xukuntay, ayaa Racfaan ka qaatay xukunkaasi, waxaana markale xukuntay Maxkamadda Sare ee ciidamada Qalabka sida oo ku raacday Xukunkii Maxkamada Darajada Koowaad ee ciidanka, kaasi oo ahaa xukun dil toogasho ah.

 

http://allkalshaale.com/daawo-video-dilka-lagu-fuliyey-dhagar-qabayaashii-diley-nafisa/

Share this post


Link to post
Share on other sites

Is the girl the one conducting the imaginary shot to the head.

 

Alshabab makes qoslaye run wearing slippers in his house and your talking about shooting.

 

Hahahah...

 

A man who can't protect his own house can't protect anything trust me

 

Hahahah....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Looyar maahi laakin waxaan qabaa in aanu hadal kaasi hadal Qaadi ahayn maxkamad caadi ah ninkaasi cid alshabaab katirsan ama ku tuhmayo xukum caadil kuma fulinkaro. sababta oo ah go'aan baaba meel uyaala.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

these killers must be killed. that is what they did. they killed someone. they should be killed. end of story.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this