Sign in to follow this  
malistar2012

: Bare Hiiraale oo heshiis hordhac ah la gaaray Axmed Madoobe

Recommended Posts

 

Barre-Hiiraale-iyo-Axmed-Madoobe-300x157

 

Wararka laga helaayo magaalada Kismaayo ee

xarunta gobalka J/Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in halkaas uu ka dhacay heshiis ay wada gaareen maamulka Axmed Madoobe iyo Bare Hiiraale

waxaana goobjoog ahaa R/wasaaraha DF Somalia C/wali Sheekh Axmed.

Qodobada heshiiskaan ayaa waxaa lagu sheegay in labada dhinac ay is ku afgarteen isla markaana ay ku hor saxiixeen R/wasaaraha C/wali Sheekh oo

todobaadkan halkaas joogay.

 

Hadaba qodobada heshiiska labada dhinac sidaan

ayuu u qornaa.

 

1- In Heshiisyadi Addis Ababa iyo Muqdisho

Qodabadi Ka Soo Baxay Siday Ahaayeen Loo

Dhaqan Galinayo.

 

2- In Amaanka magaalada ay la wareegaan ciidamo

dhex dhexaad ah Ciidamada AMISOM gaar ahaan

kuwa Siiraaliyoon iyo Brundi.

 

3- In Ciidamada Goobweeyn Sidooda ay U

Heesanayaan Hubkooda Iyaga Iyo Kuwa

Raaskamboonina Isku si loola dhaqmayo (Isku

Xuquuq) xeryo kala duwana ay dagayaan.

 

4- In Hogaamiyeyaasha Bare Hiiraale Iyo Axmed

Madoobe ay Wada joogayaan magaalada Kismaayo

isku sina loo tixgalinayo.

Waa markii ugu horeysay uu heshiis sidaan oo kale

ah dhax maro maamulka Axmed Madoobe iy

Share this post


Link to post
Share on other sites

Raiisul-wasaaraha-ciidanka-tababarka-Kis

 

 

 

Ra’iisul Wasaaraha Cabdiweli Has delivered well done also congrats to Axmed Madoobe for accepting FG demands.

 

515-450x324.jpg

 

Looks like Somalia is heading the right direction soon will see one chain of command Police and Military -

 

 

18_APR_2014.jpg

 

 

The Future looks Bright -

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this