Sign in to follow this  
CidanSultan

Gentlemen Tonight The Somaliland Flag Flys Over Taleex

Recommended Posts

Mooge: we ain't pirates Saxib we are here to stay

 

Sarakiisha Ciidamada Qaranka JSL ee Ku Sugan Taleex oo Shirweyne La Yeeshay Odayaasha Magaalada Taleex Haddana Ku Laabtay Fadhiisinka Ciidanka Qaranka ee Duleedka Taleex iyo Khaatumo Ku Warheshay in Laga Baxay oo Soo Galay.

 

 

 

 

Taleex (BurcoONline) 16.04.2014 Waxa Hadderr Dhamaaday Shirweyne ay ka Qayb Galeen Saraakiisha Ciidanka Qaranka Somaliland oo uu Dhaxeeyay S Odayaasha Degaanka Taleex iyo Masuuliyin Ka Tirsan Maamulka Khaatumo Iyado Halkaas Is Afgarad wanaagsan laga Gaadhay, waxaano Shirkaas Lagaga Hadlay Arrimaha Naadgeyada iyo Argagaxisada ee Degaanka Taleex ee Somaliland Iyado Marki Dambe Is afgarad Shirkaaasi Ku Dhamaaday.

 

Waxaana Ciidanka Qaranko Mar Dhoweyd Dib Ugu Laabteen Fadhiisin Cusub ee Ka Sameysteen Taleex Duleedkeeda iyado Halkaas uu Noqon Doonta Xarunta Militariga Somaliland ee aaga Taleex oo Hore ugu Laha Xarun Laakin Ciidanki Lagu Kordhiyay.

 

Waxaanay Shabakada Burcoonline News Ku warhelaysa in Maleeshiyada Khaatumo oo Ila Shalay Joogtay Banaannka degaanka Taleex iyago Xalayna uu Hoyday Meel Banaan oo Lagu Magaacabo Banka Sayidka aya Waxa Goor Dhowedy Dib Ugu Soo Laabteen Magaalada Taleex inkasto sida La Xaqiijiyay inaan Hogaamiyaha Maleeshiyadaasi ee Indho Sheel La soon.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

No khatumo political presence in taleex, no conferences...nothig. This is somaliland son you move the army is based outside taleex you will be delt with.

 

As for the pirates.

Hahahaha...

 

Mooge you seriously think these people can stop us??

 

Dreamer...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hargeysa (Somaliland.Org)- Afhayeenka Ciidanka Qaranka Somaliland Cismaan Cabdilaahi Siciid ayaa sheegay in cutub ka mid ah ciidanka qaranku uu gaadhay degmada Taleex ee gobolka Sool. Waxana uu tilmaamay in ay si weyn u soo dhaweeyeen dadweynaha ku dhaqan magaaladaasi.

 

Afhayeenka Ciidanka Qaranka Cismaan Cabdilaahi Siciid oo shalay u waramayay qaar ka mid ah warbaahinta ayaa waxa uu tilmaamay in aanay wax dagaal ahi ka dhicin qabsashada magaalada Taleex waxana uu xusay in ciidanka qaranku isku fidin doonaan xuduuda Somaliland.

Cismaan Cabdilaahi Siciid oo ka hadlayay qabsashada magaalada Taleex waxa uu yidhi “Taleex waa degmo ka tirsan gobolka Sool ee Jamhuuriyada Somaliland ciidanka Qaranku awalba wuu joogay gobolka Sool. Markaa cutub ka mida ciidanka qaranka ayaa Taleex gaadhay, waxaana hore u joogay ciidamo deegaanka ah oo ciidanka qaranka ka tirsan, markaa kormeer ayay ku tageen si nabadana way ku gaadheen.”

 

“Magaalada Taleex cadow lagu duulo ma joogo waa dhul Somaliland ah, cid haysatayna ma jirto. Ciidanka qaranka si caadiya ayuu u tagay waana lagu soo dhaweeyay. Haba yaraatee wax dagaala oo iska caabina oo ciidanku la kulmay ma jiro. Bishii horena degmooyin kale ayay tageen ciidanka qaranku laakiin Khaatumo ku maanaan ogayn Taleex oo ma joogaan haddii shir ka dhacayna dadka deegaanka way shiri karaan.”

Afhayeenku waxa uu tilmaamay in ciidanka qaranka ay gaadhi doonaan xuduudaha dalka oo dhan, “ciidanka qaranku xuduudaha Somaliland wuu tagayaa manuu qabsan Taleex waa ciidan magaaladiisii tagay, awalba gobolka Sool wuu ku sugnaa oo ciidan xoog badan ayaa jooga. Sidaa daraadeed degmooyinka xuduudaha waanu tagayaa.”

 

Afhayeenku waxa kale oo uu sheegay in ay dhirbaaxo ku dhufan doonaan cidii ku soo xad gudubta xuduuda Somaliland “diyaar baanu u nahay cid kasta oo ku soo gardaroota xuduuda Somaliland, cid kasta oo soo gasha difaaceedii waanu leenahay. Puntland waa gobol ka mida Soomaaliya xuduud baanu leenahay Soomaaliya. Xuduudka Somaliland waa mid caalamiya oo la yaqaano oo gumaystihii jeexay oo sida loo kala dagan yahay la yaqaano.” ayuu yidhi afhayeenka ciidanka qaranka Somaliland.”

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this