Sign in to follow this  
Dr_Osman

Jubbaland President Recieves SFG PM. Huge Welcome. PICS.

Recommended Posts

Dr_Osman   

Somali prime minister receives a warm welcome in Kismayo(photos)

 

Somali Prime minister Abdiweli Sheikh Ahmed visited the southern port city of Kismayo this afternoon.The prime minister was accompanied by a number of Somali parlimentarians and media groups.

 

On arrival,Jubaland interim administration leader Ahmed Mohamed Islan(Ahmed Madobe) received the Prime minister at Kismayo International Airport.

 

Prime minister Abdi was welcomed by a guard of honour mounted by a detachment of Jubaland forces.

 

Thereafter, the prime minister and his entourage were escorted by Jubaland forces to Kismayo state house where they will spend during their stay in kismayo.The prime minister and IJA leader are expected to hold talks and discuss on a range of issues including the Addis Ababa agreement.

 

According to a reliable source,the prime minister will be honoured to officially open the renovated building of Jubaland central bank.

 

The security of Kismayo town has been tightened by AMISOM and IJA forces with IJA soldiers seen patrolling and manning junctions and the main streets of the town.RW CW9

 

jland

jland

jland

jland

jland

jland

 

Jubbaland Airforce

jlandairforce

 

jland

jland

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Kulamo ka socda madaxtooyada Kismaayo

 

April 13, 2014 // admin1 // News

madaxtooyada kismayoXarunta madaxtooyada maamulka Jubaland ee Kismaayo waxaa ka socda kulamo u dhaxeeya wafdigii Raysulwasaare Cabdiweli iyo madaxda sare ee maamulka Jubaland.

 

Dhawaan waxaan insha Allaahu soo gudbin doonaa warbixin buuxda oo ku saabsan kulamada socda.

 

jland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Photo News:Daawo sawirada W.afdigii Raysulwasaaraha iyo madaxda maamulka Jubaland oo soo kormeeray xarumo muhiim ah oo ku yaala magaalada Kismaayo

 

April 13, 2014 // admin1 // News

10154170_1409090076029053_5840362366486591817_n

 

Wafdigii Raysulwasaare Cabdiweli ayaa maanta soo kormeeray goobo muhiim ah oo kuyaala magaalada Kismaayo.Goobaha wafdigu Raysulwasaaruhu soo booqtay waxaa kamid ah dugsiga hoose dhexe ee Ganaane,dhismihii caymiska,Bangiga dhexe,Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dekada magaalada Kismaayo.

 

Raysulwasaaraha ayaa maanta xadhiga kajaray dhismihii Bangiga dhexe ee Kismaayo oo dib loo dayac tiray.Hoos ka daawo sawirada

 

jland

 

jland

jland

jland

jland

jland

jland

jland

jland

jland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Ra’isulwasaaraha “Waxaan Kismaayo u imid hirgalinta heshiiska Addis Ababa”

Published: April 12, 2014

 

Kn: War saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Ra’isulwasaare Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa lagu sheegey in qodobka ugu weyn ee uu kala hadlayo maamulka Jubba uu yahay “dardargalinta iyo hirgalinta heshiiskii Addis Ababa“.

 

Waxa kale oo warka lagu sheegey in uu maamulka iyo AMISOM kala shaqaynayo sidii Alshabaab looga saari lahaa meelaha goboladda Jubbooyinka ka tirsan ee wali maqan.

 

Markii uu maanta ka dagay garoonka Kismaayo, Ra’isulwasaare Cabdiwali waxaa si diiran halkaasi ugu soo dhaweeyey madaxweynaha maamulka Jubba Sheekh Axmed Madoobe, isagoo xusuusiyey in maamulka iyo shacabka reer Jubbooyinka ay ku faraxsanyihiin imaanshihiisa, soona dhaweynayaan,. Cabdiwali ayaa dhankiisa gudbiyey salaan uu ka waday madaxweyne Xassan Sheekh iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof Jawaari oo aanan isagu wali Kismaayo lug saarin, halka Baydhabo uu dhowr jeer tagay.

 

Waftiga Cabdiwali ayaa caawo ku hoyanaya guryaha martida ee aqalka madaxtooyadda Kismaayo, halkaasi oo ammaanka si weyn loo sugey.

 

Si ka duwan booqashadii kal hore ee madaxweyne Xassan Sheekh, Cabdiwali Kismaayo lama uusan tagin ciidamo illaalo ah oo gaar ah, ammaankiisana waxaa damaanad qaaday maamulka.

 

Sida ay noo sheegeen illo wareedyo maamulka Jubba ah, maamulka waxa uu dhankiisa Ra’isulwasaaraha u bandhigayaa waxyaabaha uu deegaanka xaqa ugu leeyahay dowladda federaalka ee illaa haatan aanan laga heynin, waxaa kale oo maamulka bandhigayaa waxyaabaha u qabsoomey, caqabadaha jira iyo gacanta dowladda looga baahanyahay.

 

Maamulka Jubba oo muddo gaaban jirey ayaa shalay soo bandhigey waxqabadkiisa, waxaana ka muuqdey hawlkarnimo iyo dadaal baddan oo miro dhalay iyada oo la ogyahay in dowladda aysan wax gacan ah siinin shacabka Jubbooyinka.

 

KismaayoNews.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Maamulka Jubba oo horey u talaabsaday

Published: April 11, 2014

Kn: In muddo ah waxaa maamulka Jubba lagu eedeyn jirey waxqabad dari iyo qorshe la’aan, laakiin waxaa hadda soo baxaysa in maamulka uu boorka iska jafay, islamarkaasina lasoo baxay astaamo waxqabad oo farxad galiyey dadka oo dhan, xitaa kuwa mucaaradsan maamulka.

 

 

 

Tan iyo intii la dhamaystirey golaha wasiiradda ayaa waxa uu maamulka ku dhaqaaqay hawlqabad la taaban karo, xagga hoose ayaanan ku sharxeynaa waxyaabaha qabsoomey illaa iyo hadda . Dadka indha indheeya siyaasadda ayaa waxa ay hadda ku doodayaan in maamulka Jubba uu ka rajo wanaagsanyahay xitaa dowladda Federaalka, waxaana tusaale loosoo qaatay dib u heshiisiinta laga dhex sameeyey beelaha Jubbooyinka.

 

Garoonka

 

Waxaa dayactir weyn lagu sameeyey garoonka caalamiga ah ee dayuuradaha ee Magaalada Kismaayo, kaasi markii koowaad 21 sanno kadib loo dhamaystirey qalabkii maamulka iyo maareyntiisa, waxaana xitaa lagu xirey qalabka raadaarka ee duulista hawada sare

 

Madaxtooyada

 

Dhisme isaga oo kale uu yaryahay meel uu kaga yaalo dalka ayaa laga dhisey madaxtooyadda Kismaayo, halkaasi oo heykalka dowladnimo iyo maamul ee gobolka laga hago. Madaxda caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah ayaa lagu qaabilaa, waxaadna dareemeysaa in aad joogto meel ay kala dambeyn ka jirto.

 

Meelaha kale ee la dhisey

 

Xabsiga dhexe ee Kismaayo

Garoonka kubbada cagta ee Waamo

Wasaaradda arrimaha gudaha

xarunta maamulka degmada Kismaayo

Bangiga dhexe ee Kismaayo

Idaacadda maamulka ee Radio Jubba oo dhawaan qalab iyo dib u habeyn weyn lagu sameeyey

Leerarka la galinayo waddooyinka Kismaayo

 

Waxani oo dhan waxa uu maamulka qabanayaa iyada oo uusan shilin dhexda ka duleela kasoo gaarin dowladda federaalka oo iyadu dakhligii dalka oo dhan u weecisey caasimadda.

 

Waxyaabaha qorsheysan

 

In dekeda weyn ee Kismaayo lagu sameeyo dayactir sida in gunta dekada laga xaaqo waxyaabo haraa ah oo maraakiibta dhibaateeya, in loo dhiso bakhaaro waaweyn oo badeecooyinka lagu dajiyo, xafiisyo maamul oo shaqeeya iyo hab nabadgalyo iyo waliba cashuur uruurin, iyadoo habka nabadgalyadda uu ka hortagayo dambiyada iyo waxyaabaha koontarabaanka ah ee suuragalka ay tahay in laga soo dajiyo.

 

Dhul baddan oo dekada ay lahayd ayaa waxaa hadda degen dad rayid ah, waana meelahaasi kuwa la doonayo in laga dhiso bakhaarada dekada.

 

Isbitaalka iyo caafimaadka ayaa iyana la qorsheynayaa in wax laga qabto iyo waliba waxbarashada.

 

KismaayoNews.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

this is good niyoow. the PM realized instead of fighting Jubaland, his office can work with them to make things better.

 

jubaland showed him a good welcome and both flags were raised. this is good.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Mooge Jubbaland you know how long they were negiotating and doing consensus on this? it was a 4 year process, not overnight like some of these joke mimick admins being created. This administration was a very long process, not something overnight. Have you noticed not one person is protesting against jubbaland inside jubbaland itself? not one clan elder from jubbaland has said anything against it? even the supposebly most critical was the gedo ugaas and he was reiterating how the clan is jubbaland 100% the other day in mogadishu.

 

Sxb the only people against jubbaland are outside of jubbaland like diaspora, baidoa,hamar and to be quite honest their opinion doesn't the administration isnt for them to begin with. These people are just spoilers truly. This is the first time in 20 years this city has seen any hope and the second they do all the hasids come to stop it which has a reverse effect and infact makes it even more popular.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Jubbaland forces seem very well disciplined too and dressed. Infact I would go as far to say they looking way better then the puntland darawish thats for certain

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this