Sign in to follow this  
malistar2012

DFS in talks with As-shabaab for surrender!

Recommended Posts

shabaab-ajnabi.jpg

 

 

 

DF oo xaqiijisay in ay wada hadal kula jirto garab ka mid ah Al-Shabaab

 

Muqdisho (Caasimada Online) - Dowladda Soomaliya ayaa markii ugu horreysay daboolka ka qaaday in ay wadahadal kula jirto qayb ka mid ah maleeshiyada Al-Shabaab. Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya, Cabdulaahi Goodax Barre, ayaa sheegay in dowladda ay wadahadallo kula jirto qaybo ka mid ah kooxda Al-Shabaab.

 

Wasiirka waxaa kaloo uu sheegay in Al-Shabaab siddii loo maleenaayay aaney ahayn oo ay ku jirran dad diyaar u ah in lala hadlo sidda uu yiri.

“Al-Shabaab annaga seddax qayb ayey noogu qaybsan yihii, qayb waa kuwa ajaaniibta waa in ay dalka isaga baxaan wax kale oo noo dhexeeya ma lahan, kuwa labaad waa hoggaamiyaasha Shabaab, waa ku aragti shisheeye wada oo dalka raba in ay burburiyaan, haddii ay diyaar u soo nooqdaan in ay nala hadlaan waa soo dhaweneynaa, qolada seddaxaad waa dhallinyarada u dagaallama kuwaasoo dhaqan celin ayaan u sameeneynaa oo haddaba 800 ayaa xareesan” ayuu

yiri wasiirka.

 

Waa markii ugu horreysay oo dowladda Soomaaliya sheegto in uu wadahadal u socdo qaybo katirsan maleeshiyada Al-Shabaab oo xiriir la leh Al-Qaacida.

Al-Shabaab waxaa hadda laga qabsaday magaalooyin dhowr ah oo ku yaalla Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, waxaana ugu dambeeyay Ceelbuur.

Dowladda waxaa hadda gacanteeda ku jirra Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah saraakiisha sar sare ee Al-Shabaab balse aan isku mowqif ahayn Axmed

Godane.

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

Key words:"
qayb
ka mid ah". The question is how significant and influential within the group is this "qayb".

GODAX.jpg

 

Cabdulahi Godax spoke very soft

 

Grave mistake in my opinion i believe all Alshabaab Leaders are ought to be Hanged in Public , those who planed and send suicide bombers to Schools - Markets not to mention shelling innocent people at night intend to Kill and cause instability - ,

 

 

=Al_Shabaab_leaders.jpg

400_F_501271_oZ4S6UeWgCijLDstlmnJKzVApqM

 

 

Alshaabab is the enemy of Islam And Somalia -

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hawdian   

^ what about Kabakutukade and Aweys, ether its all of them amba ruunta leysu shegayaa . Markas kuwa ka billow . Secondly you talking tough but seems not to understand the reality on the ground which is that as long as foreign troops are in Somalia and specially Ethiopia and Kenya neigbouring countries there will be a constant popular resisstant to remove ajnaabis from the country.get real and cut the propoganda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

^ what about Kabakutukade and Aweys, ether its all of them amba ruunta leysu shegayaa . Markas kuwa ka billow . Secondly you talking tough but seems not to understand the reality on the ground which is that as long as foreign troops are in Somalia and specially Ethiopia and Kenya neigbouring countries there will be a constant popular resisstant to remove ajnaabis from the country.get real and cut the propoganda.

 

 

Kabakutukade and Dahir Aweys and Gadone are no different - In fact i would like to see Kabakutukade and Dahir Aweys killed and tortured first as they enjoyed the misery of their people and region . Terrorist have No Toll sxb -

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Daahir aweys was not killed because of Tribal reasons his clan wanted to break away from the SFG he was killed. Tribe is more stronger than Dawlad this is a fact.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Malister Alshabab are going no where and even if Godane is arrested and found which I doubt the au will have to let him go because they let Dahir aweys go and as soon as Godane is free he will start bombing you again.

 

One law for all or no law for none and you choose the later.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida oo dil toogasho ku xukuntay mid ka mid ah Amniyaadka Al Shabaab

 

 

a, ayaa xukun dil ah ku riday Maxamed Isxaaq Cabdi Cumar, ka gadaal markii uu dilay Xuseen Cumar Hilowle “Mooja Mooja”, oo ka tirsanaa Saraakiisha Ciidamada Dowladda.

Gudoomiyaha Maxkamada Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida Liibaan Cali Yarow, oo maanta Saxaafada u akhriyay xukunka dilka ah ee ninkaan lagu riday, ayaa wuxuu sheegay in ay ku cadaatay in uu dilay Mooja Mooja.

Gudoomiyaha, ayaa xusay in ninkaan gacanta lagu soo dhigay dilka kadib, isla-markaana ay suurta gashay in lahor keeno Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida.

Liibaan Cali Yarow, ayaa tibaaxay in nin kasta oo dil geysta uu xukunkiisu noqonaayo qisaas/toogasho, iskaba daayee ninkaan oo ka tirsan sida uu sheegay cadowga Shabaabka.

Yarow, ayaa ku goodiyay in Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ay go’aano sidaan oo kala ah ka qaadan doonto, ragga Shabaabka ka tirsan ee bistooladaha dadka ku leynaaya.

Xukunka dilka ah ee lagu xukumay ninkaan ka tirsan Amniyaadka Shabaabka, ayaa wuxuu noqonayaa ninkii labaad oo xukun dil ah lagu xukumo, iyadoo sanadkii tagey xukun dil ah lagu fuliyay nin ka tirsanaa Shabaabka, oo Magaalada Muqdisho ku dilay Wariye Xasan Yuusuf Absuge.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this