Sign in to follow this  
malistar2012

DF oo shaacisay qorshaha ay Godane ka damacsan tahay haddii lasoo qabto

Recommended Posts

Goodax1-480x315.jpg

 

 

 

 

Wasiir Goodax Barre oo Hanjabaad Kulul Hawada u Marsiyeey Madaxda Al-Shabaab

 

Xukuumadda Soomaaliya waxa ay shaacisay in Masuuliyiinta Ururka Al-Shabaab hadii ay Dowladda Soomaaliya ay gacanta ku dhigto aysan laheyn wax cafis ah.

Wasiirka arimaha gudaha iyo federaalka Soomaaliya C/laahi Goodax Barre, ayaa sheegay in amiirada sar sare ee Ururka Al-Shabaab ay yihiin kuwa aan laheyn wax cafis ah oo ay Dowladda Soomaaliya ka qaadeyso tilaabo sharciga waafaqsan.

Wasiir Goodax, wuxuu tilmaamay in raga ku xiran sida uu sheegay Al-Qaeda aysan laheyn wax cafis ah, balse amiirada dhexe ee la qalday sida uu hadalka udhigay hadii ay hubka dhigaan oo shacabkooda ay kamid noqdaan Dowladda Soomaaliya ay la macaamilayso.

 

Wuxuu sheegay in Masuuliyiinta ciidanka iyo kuwa Gobalada dalka Soomaaliya ay amar uqabaan inay macaamil la galaan raga dhexe ee Shabaab hadii ay isa soo dhiibaan, isaga oo tilmaamay in hadaba uu jiro wadahadal kala dhaxeeya rag ka tirsan Shabaab.

 

Dowladda Soomaaliya ayaa wada dagaal culus oo ay kula jiraan Ururka Al-Shabaab, iyadoo Shabaab Degmooyin badan oo ka tirsan Gobalada dalka Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Making threats behind Amisom skirt doesn't make u a big man, if the government of Somalia wanted to keep its credibility they would have executed daahir aweys the founder of militant islamism in Somalia since the 1990s.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sarkaalkan oo lagu magacaabi jiray Cali Dhagaqey

 

maleeshiyBaraawe.jpg

 

 

 

Ciidanka Dowladaay ay toogteen hogaamiyihii ugu naxariista darnaa ee Alshabaab iyo lix ilaaladiisa

 

 

 

Taliyaha Ciidamada Guutada 60-aad, ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ay toogteen Madaxii Amniyaadka e Ururka Al Shabaab u joogay Gobolka Bakool.Waxuu Taliyaha sidoo kale carabka ku dhiftay in Dilka Sarkaalkan uu fududeeyay Rag ay ku dhex

leeyihiin Ururka Al Shabaab isagoona tilmaamay in ay socon doonaan beesiga Saraakiisha AlShabaab. Majiri hadal ka soo baxay Saraakiisha Al Shabaab oo ku aadan Dili Xaly loogu geystay Madaxii Amniyaadka ee Dagaal yahanada Ururka Al Shabaab

 

The coward was killed Execution style with his staff - No Mercy for those who show no Mercy .

 

Xaaji Xanuf

 

 

The Coward Gadone will be Killed if he continues to stay in the South that's Fact i doubt that he is that brave enough . Will Hargeysa Give him safe Heaven?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Isn't Alshabab and Godane the reason you are hiding behind thousands of African mercaneries??

 

If Dahir aweys was freed then Saxib you can't really touch Godane can you???

 

One law for all or no law for none.

 

If the a.u (because the au is all the power you really have) catch Godane which I doubt they will. They will release him to continue their profitable enterprise.

 

Pretending to help defeat Alshabab.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this