Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Alshabaab:Sheikh Ali dhere i am not dead,+ we will annihilate the Kenyans

Recommended Posts

Sheekh Cali Dheere Oo Beeniyay In Dowladda Kenya Ay Ku Dishay Weerar Xagga Cirka Ah

 

 

911

Sheekh Cali Dheere oo beeniyay in Dowladda Kenya ay ku dishay weerar xagga cirka ah

Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere), Afhayeenka Guud ee Ururka Al Shabaab, ayaa wuxuu 10 maalmood kadib uu ka hadlay wararka la xiriira in ay dishay Dowladda Kenya.

 

Afhayeenka, ayaa si xoogan u cambaareeyay Dowladda Kenya, wararka aan laga fiirsan ee ay ku sheegtay in ay qaarajisay Afhayeenkii guud ee Ururka Al Shabaab.

 

Sheekh Cali Maxamed Raage, ayaa sheegay in Kenya ay si weyn ugu fashilmatay dagaalada ka soconaayo Gobolada Koonfureed ee Somaliya, taasina ay keentay hadalka aan xaqiiqda lahayn, ee ka soo yeeray.

 

Sheekh Cali Dheere, ayaa wuxuu kaloo sheegay in Ciidamada Kenya ay u babac-dhigi kari waayeen, isla-markaana ay door bidayaan in Warbaahinta ay ka sheegtaan, awood aysan lahayn.

 

Dhanka kale Cali Dheere, ayaa eedeymo xoogan u jeediyay Warbaahinta Somalida, ee buun buunisay in uu geeriyooday Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere).

 

Cali Dheere waxa uu ku goodiyay in ay sii wadi doonaan dagaalada ay kula jiraan Ciidamada Kenya, ee qaybta ka ah hawlgalka Midowga Afrika ee Amisom.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

ali dheere pictures were fake and we all knew that. this guy will die when his time ends. i never believe those who say someone is dead. it is 80% propaganda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this