Sign in to follow this  
SomaliaRising

SNM Jaajuus Godane talks about Xabashi

Recommended Posts

The irony is that his SNM clan enclave is protectorate of Ethiopians.

http://berberanews.com/wp-content/uploads/2012/08/IMG_8189.jpg

 

 

Jaajuuska u shaqeeya Maamulka SNM oo ahna hoggaamiyaha khawaarijta Al Shabaab oo ka hadlay Howl gallada Ciidamada Ethiopia ay ka billaabeen Gobollada dalka

Published on March 10, 2014 by Maalik Som · 46 Comments

 

 

 

 

Muqdisho (Sh M Network)- Jaajuuska Maamulka SNM Sheekh Mukhtaar C/raxmaan ( Abuu Zubeyr ) oo ahna hoggaamiyaha Ururka Al Shabaab ayaa ka hadlay Marxaladda iminka uu dalka ku sugan yahay gaar ahaan Ciidamada Ethiopia ee iminka dhaq dhaqaaqyada Ciidan ka wada qaar ka mid ah Gobollada dalka.

 

SNM Jaajuus Abuu Zubeyr ayaa wacad ku maray in ay Bartilmaamsanayaan Ciidamada Ethiopia iyo dhammaan Ciidamada AMISOM ee dalka ka Howl gala isagoo dhanka kale fariin ugu diray Ciidamadaasi in dalalkooda ay ammaan darri ka dareemi doonaan sida uu hadalka u dhigay.

 

Hadalka SNM Jaajuus ahna hoggaamiyaha khawaarijta Al Shabaab Shaytaan Abuu Zubeyr ayaa imaanaya xilli Ciidamada dowladda iyo Kuwa Ethiopia oo iskaashanaya ay la wareegeen deegaanno iyo degmooyin ka tirsan Gobollada dalka oo horay ay gacanta ugu hayeen Ururka Al Shabaab

Share this post


Link to post
Share on other sites

There is not a single xabashi soldier in Somaliland there are more than 1000 Xabashis all over Somalia in galguduud gedo hiiraan bay and bakool. Tell me whats the difference between 2007 and today Yey brought Xabashis and this government survives on the same xabashis, or will these xabashis be converted by damuljadiid

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this