Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Madoobe flies to Nairobi to reaffirm the special relations Betw Kenya and Jubba

Recommended Posts

Madaxweyne Axmed Madoobe oo u dhoofey Kenya

Madaxweynaha Dowlada Jubaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa saaka u duuley Magaalada Nairobi halkaasoo uu uga Axmed madoobebilaabanayo safar shaqo oo uu ku marayo Kenya iyo Itoobiya.

Madaxweynaha waxaa safarka ku weheliya Masuuliyiin ka tirsan Xukuumada jubaland, wuxuuna Nairobi kula kulmi doonaa Masuuliyiin ka tirsan Beesha Caalamka, beri subaxna wuxuu u duulayaa Magaalada Adis ababa halkaasoo uu kula kulmi doono masuuliyiin ka socda Midowga afrika.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Miyir   

XX got jungle(juba) fever! i got you bloody jubaland spoiling everything for landers! i feel you bro you worked hard 20yrs.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^

 

Juba hahah.... No such thing Saxib Kenyan protectionism is temporary.

 

The only Somalis to brag about foreign muscle is the defeated lot. We have Ethiopians, Kenyans etc

 

Funny people indeed

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this