Sign in to follow this  
Dalmar1

Abdulweli's Armed forces to be trained and equiped by the EU&US through Ethiopia

Recommended Posts

Dalmar1   

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan magaalada Addis Ababa ayaa maanta xarunta wasaaradda Gaashaandhiga kulan kula qaatay wasiirka gaashaandhiga Ethiopia Siraj Fagessa.

 

Puntland ayaa laga codsaday (Midowga Afrika ee Adis-ababa joogo Safiiradda Reer Galbeedka,Turkiga iyo Mareykanka) Ciidamo gaaraya inay ku biirayaan ciidamadda AMISOM,iyadoo Wasiirka Gaashanadhiga ee Itoobiya General Siraj Madaxweynaha Puntland u gudbiyay qorshe maalmaha soo socda bilaabaya oo ciidamadda Itoobiya iyo Ciidamado Dawladda federaalka ka tirsan ay ku weeararyaan saldhiga Alshabaab ee magaaladda Baraawe,

 

(Taliyaha guud ee ciidanka Difaaca Puntland ayaa ku wehelinayay kulanka Madaxweynaha, waxana soo dhoweeyay Taliyaha ciidanka Qalabka sida ee Ethiopia Gen. Maxamed Yonis Samora iyo sarakiisha ciidamada.)

 

Madaxweynaha ayaa kala hadlay masuuliyinta gaashaandhiga Ethiopia xoojinta xiriirka nabadgelyo ee u dhaxeeya labada dhinac iyo sidii ay taageero uga heli lahaayeen Ethiopia ku aadan la-dagaalanka kooxda Al-shabaab oo fariisin ka dhigatay buuraleyda Galgala.

 

Dr. Cabdiweli Gaas ayaa u gudbiyay saraakiisha Ethiopia baahida Puntland u qabto in ciidanka loo qalabeeyo islamarkaasina tababaro dheeraad ah loo fidiyo, waxana uu uga mahadceshay taageeradda iyo dadaalada ay ku baxshaan nabad waarta oo ka dhalata Somalia.

 

Ethiopia waxay u balanqaaday Puntland taageero Militeri iyo wada-shaqeyn dhow inay yeeshaan labada dhinac si wadajir dagaal loogu qaado kooxda Al-shabaab oo qaybo badan oo ka mida Koonfurta dalka laga soo saaray.

 

Gelinka danbe ee maanta ayaa madaxweynaha Puntland uu kulan balaaran la qaadan doonaa Ra’iisal wasaaraha Ethiopia Hailemariam Desalegn.

 

MByonas

 

MByonas

 

MByonas

 

MByonas

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

EU training is a separate pledge for Bosaso port security where 200 or so will be sent to djibouti and be trained by EU staff, it has nothing to with this deal. This is strictly a darawish pledge which I have been calling for a number of years to upgrade the darawish equipments. They need additional training to combat in mountainous areas since most of their training is for urban and desert warfare as evident in base 54 headquarters. Though they are very poorly equipped and need urgent upgrading, I am just not sure if Ethiopia is the greatest partner in this area.

 

Puntland PIS, Marines,Commandos, and Police are excellent sectors however the general darawish lack sorely compared to those institutions and need to be brought up to standard.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this