Xaaji Xunjuf Posted November 20, 2013 Amisom Oo Saacid Xarig Ugu Hanjabtay Hadii Uusan Is-Casilana Ku Wargelisay Wadadii Farmaajo In La Marsiinayo:Qalinkii:T Wednesday, 20 November 2013 04:03 asaacidamisom.jpg - 76.80 Kb Kooxaha Da**adiid iyo HAG ee la taliya Madaxweyne Xasan Culusoow ayaa sheeko cusub la yimid,kadib marii ay Generaladda Ugaandhiiska ah ee AMISOM ka tirsan ay u adeegsadeen inay ku cabsi-galiyaan Reysalwasaare Saacid-Jaceyl inuu is-casilo. Generaladan Ugaandhiiska oo caawa Madaxtooyadda kulan fool ka fool ah la qaatay Reysalwasaare Saaciud ayuu u qabtay muddo 72-saac ah inuu is-casilo,hadii uu diidana inuu marayo wadadii Reysalwasaarihii hore ee Soomaaliya Farmaajo oo si qasab ah looga qaaday xilkii Reysalwasaaraha,xiligaas oo Farmaaho uu ka diiday Madaxweynihii hore ee Sheekh Shariif. top-secret1_3466459.jpg - 13.16 Kb Reysalwasaare Saacid ayaa ku adkeystay inuusan is-casileyn wuxuuna Generaladda Amisom ee u hanjabay ku wargeliyay inuu yahay muwaadin Soomaaliyeed laguna cadaadin karin inuusan is-casilin. Xildhibaano Beesha u ka tirsanyahay raisal wasaaruhu oo Shacabkamedia khadka Teleefoonka kula xiriiray ayaa noo xaqiijiyay inay ku guuldareysteen inay Saacid ka dhaa-dhiciyaan si uu xilkiisa u joogo inuu Wasiiradda Arimaha Dibadda Fawziyo iyo Wasiirka Madaxtooyadda Faarax-Sakiin inuu ku soo daro Liiska Wasiiradda-cusub,isagana uu xilka Reysalwasaaraha hayo muddo 6-bilood ah,isna casilo Bisha Apriil 2014-ka. Reysalwasaare Saacid-Jaceyl ayaa ku xilo-furay inuusan 2-daas Wasiir Golaha Wasiiradda ku daraynin,balse wuxuu aqbalay muddo 6-bilood kadib inuu si sharaf leh isagoo aan lagu qasbin is-casilaad uu is-casilo. Madaxweynaha Dawladda Federaalka iyo Xertiisa Da**adiid iyo HAG ayaa ku adkeysanaya in Saaacid,maadaama uu diiday 2-daas Wasiir inuu ku soo daro Golaha Wasiiradda,inuu is-casilo lacago hadiyad ah oo 1-Malyan oo Doolarna la siiyo,xaaskiisana looga dhigo Wasiiradda Haweenka iyo Arimaha Qoyska Qaar ka mid ah Xildhibaanadda Beesha u ka so jeedo raisal wasaaruhu aan khadka Teleefoonka kula xiriirnay ayaa noogu sir-waramay in Saacid ay u badan-tahay inuu is-casilo inta sheekadu gaarin Barako-Ma-leh,maadaama Xerda Da**adiid iyo HAG ay markan isticmaalayaan Kaarka Amisom,waxaana cadaatay Ugandha iyo Burundi iyo 2-daan Kooxood ee Madaxweynaha la taliya inay ka wada dhaxayso wada-shaqeyn marba hadii Reysalwasaare Saacid loo hanjabayo inuu si qasab ah isku casilo inii Muqdisho laga masaafurin lahaa isagoo garbaduub u xiran. Shacabkamedia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dalmar1 Posted November 20, 2013 Amisom, the personel army of Mudane President Hassan:) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hawdian Posted November 20, 2013 This story is getting more and more twisted . One thing is for sure saciid is really fighting his corner to the last vote . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Homunculus Posted November 20, 2013 Dalmar1;986850 wrote: Amisom, the personel army of Mudane President Hassan:) It's the other way around, buddy. Quote Share this post Link to post Share on other sites