Sign in to follow this  
Dr_Osman

Sana - Imminent Meeting Between Puntland And Yemen Head Of States

Recommended Posts

Dr_Osman   

Kulankii 07 October, 2010 ku dhexmaray Sanca madaxweyne Cali Cabdala & Dr.Farole (Garowe Online)

cki.jpg

 

Dubai: Madaxweyne Farole oo u dhoofay dalka Yemen

 

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Farole iyo wefti uu hogaaminayo ayaa manta 24 Sep, 2013 u duulay magaala madaxda dalka Yemen ee Sanca halkaas oo ay kulamo kula soo qaadan doonaan madaxda Dalkaas .

 

Booqashada Madaxweynaha oo dhowaanahan ku sugnaa Magaaladda Dubai ayaa imanaysa kadib markii uu marti qaad rasmi ah ka helay Madaxweynaha wadanka Yemen Abd Rabbuh Mansur Hadi.

 

Mudada uu weftiga Puntland ku sugan yahay Dalka Yemen ayaa lagu wadaa labada dhinac inay ka wada hadlaan Xaalada siyaasadeed ee Wadanka Soomaaliya, Sii xoojinta dagaalka ka dhanka ah Burcad badeeda, Tahriibta iyo Ganacsiga .

 

Puntland iyo Yemen ayaa leh xiriir Ganacsi oo taariikhi ah iyagoo xuduud dheer ka wadaaga dhinaca Bada Cas taas oo lagama maarmaan ka dhigaysa in la sii adkeeyo Iskaashiga dhinacyada Amaanka, Dhaqaalaha iyo Isu socodka.

 

Madaxweynaha Puntland ayaa horay booqasho rasmi ah ugu tegay wadanka Yemen sanadkii Bilawgii October, 2010 isagoo kulamo halkaas kula soo qaatay Madaxweynihii hore ee wadankaas Cali Cabdale Saalax .

 

Garowe Online

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Dowlada Puntland oo Yemen uga mahad celisay qaabilaada Qaxootiga Soomaaliyeed [sawiro]

 

Wafdi uu hoggaaminayo madaxwaynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiraxmaan Shiikh Maxamad Farole ayaa maalinkii labaad booqasho ku jooga xarunta Wadanka Yemen ee Sanca,waxayna maanta kulan la qaateen masuuliyiinta ugu saraysa ee dalkaasi.

 

 

Kulanka labada dhinac wada qaateen ayaa waxaa goob joog ka ahaa madaxwaynaha Wadanka Yemen Abdirabouh Mansur Hadi iyo Ra’isal wasaaraha Mohamed Basindawa,halka Puntland ay goob joog ahaayeen Dr. Farole iyo wasiiro la socda.

 

 

Puntland waxay kala hadashay Yemen xiriirka u dhaxeeya, Amniga sida argaxisada, burcad badeedka iyo Tahriibta. Iyo weliba horumarinta xiriirka dhaqaaale sida bangiyada, duulimaadka iyo kaluumeysiga.

 

DSC_1141.jpg

DSC_1142.jpg

DSC_1138.jpg

DSC_1148.jpg

DSC_1153.jpg

DSC_1155.jpg

DSC_1158.jpg

DSC_1159.jpg

DSC_1167.jpg

DSC_1168.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Somalia: Puntland leader meets Yemen President, PM in Sana’a

25 Sep 25, 2013 - 9:23:27 PM

 

 

SANA’A, Yemen Sep 25, 2013 (Garowe Online) - The president of Puntland state government in Somalia met with President of Yemen Abd Rabbuh Mansur Hadi and Yemeni Prime Minister Mohamed Basindawa in the Yemeni capital Sana’a on Wednesday to discuss security and economic relations, Garowe Online reports.

 

Puntland President Abdirahman Mohamed Farole arrived in Sana’a on Tuesday, accompanied by Health Minister Ali Abdullahi Warsame and Security Minister Khalif Isse Mudan. President Hadi of Yemen received the Puntland delegation at the State House in Sana’a.

 

Puntland sources said that discussions with Yemeni government leaders covered a range of issues, including cooperation between Yemen and Puntland in counter-terrorism, anti-piracy and anti-smuggling operations, and economic cooperation in banking, fisheries and aviation sectors.

 

President Farole commended Yemen for hosting tens of thousands of Somali refugees and pledged to strengthen cooperation in security and economic ties. The Puntland delegation led by President Farole has visited a number of countries and engaged in high-level meetings in Kenya, Ethiopia, Djibouti, UAE, Belgium, and currently Yemen.

 

GAROWE ONLINE

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this