Sign in to follow this  
malistar2012

Axmed Madoobe oo madaxweynaha iyo Ra’iisalwasaaraha kala hadlay sii deynta Xasan Daahir Aweys lol

Recommended Posts

Axmed Madoobe oo madaxweynaha iyo Ra’iisalwasaaraha kala hadlay sii deynta Xasan Daahir Aweys

 

Gudoomiyaha Maamulka Km ee juba ahmed Maxamed islaam axmed madoobe oo maalintii sabtida ahayd soo gaaray Magalada Muqdisho ayaa waxa uu utagay Shiikh xasan daahir aways oo ku xiran Xarunta nabad sugida ee magalada Muqdisho.

 

Booqashada ka dib ayaa warar soo baxay waxay sheegayaan in madaxda dalka uu kala hadlay arinta sheikh xasan daahir aways oo mudooyonkaan u xirnaa dawlada Somalia.

 

Axmed Madoobe iyo xasandaahir ayaa waxa ay horay uga wada tirsanaa ururkii xisbul islaam ayadoo la aamin san yahay in ay ahaayeen labo sarkaal oo si aad ah iskugu dhawaa.

 

Arinta xusida mudan ayaa ah in masuuliyiin ka tirsan Dawlada in ahmed madoobe ay ku soo dhaweeyeen magalada muqdisho ayadoo wili xasan daahir uu max buus u yahay Dawlada Somalia.

 

Dad badan ayaa waxa ay is waydiinayaa sida laga yeelayo arinta sheikh Xasan daahir aways oo haatan gacanta Dawlada Somalia ku jira.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this