Sign in to follow this  
Dr_Osman

Galkayo Rising Haters Dying. PIICS

Recommended Posts

Dr_Osman   

22-Sanno kadib maxaa iska badaley muuqalka magaaladda Gaalkacyo [Daawo Sawirro]

Comments (0) | Write Comment

 

Gaalkacyo[RBC Radio]Tan iyo bur-burkii dalka magaaladda Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxay ka mid ahayd magaaloyinka dalka kuyaala ee sameenayey horumarka bilacdda dhisme.

 

Gaalkacyo waxay qeyb ka tahay magaalooyinka dalka kuyaala kuwado ugu dhismaha qurxoon,waxana jira inay in dhahaaga soo jidanayaan qabka dhismo ee magaaladda.

 

Waxaa soo baddanayey muddadan danbe dhismayaasha dhaadher ee laga dhisayo magaaladda Gaalkacyo,waxana ku muqaneysa markad magaaladda jogtid hab dhismeedka aqaladda ku yaala guddaha magaaladda markad aragtid hotelada,goobaha ganacsiga iyo qeybaha kale ee ay daganyihiin bulshada waxay ka duwan yihiin dhismayaal baddan oo ku yaala magaaloyinka waa weyn ee Soomaaliya.

 

Haddaba shabacakada Raxanreeb.com oo had iyo goorba bulshada Soomaaliyed usoo gudbisa xaaladda ka jirta guddaha dalka ayaa waxay aqristayaasheda sharafta leh usoo bandhigeysa waxa iska badaley 22-sanno dhismayaasha magaaladda Gaalkacyo.

 

Hoos ka daawo Sawiro ay Raxanreeb.com idin kaga soo qadey Gaalkacyo,waxana soo diyaariyey wariyaha shacakada Raxanreeb.com ee Gaalkacyo Iimaan Maxamed Jaamac.

 

 

623x414xIMG_31322-1024x682.jpg.pagespeed

623x414xIMG_2827-1024x682.jpg.pagespeed.

623x467xDSCF40283.jpg.pagespeed.ic.FL-d2

633x475xIMG_00342.jpg.pagespeed.ic.N5KTV

646x484xIMG_19331.jpg.pagespeed.ic.yeFF5

692x461xIMG_2380.jpg.pagespeed.ic.grX9Kp

692x461xIMG_2664.jpg.pagespeed.ic.3ig6oq

692x461xIMG_2826.jpg.pagespeed.ic.WuGTDa

623x415xIMG_28271.jpg.pagespeed.ic.iu68y

646x431xIMG_31241.jpg.pagespeed.ic.abi8f

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wadani   

Horta ninyahoo maskax yaridaa. Adduunyadaadii oo dhan waxaad ku soo koobtay Puntland. Adeer, adduunyadu 4 tuulo oo aan xitaa musqulo lahayn (including afarta xabbee Somaliland ku yaal oo aan anigu ka soo jeedo) oo lagu faano waa ka wayntahay kana amuuro balaadhantahay ee cidhiidhiga iska daa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

What you mean afar tuulo? adeer puntland is building all of it's cities. If we combined all that and did what the HAG boys do and invest in say Bosaso would you call it a tuulo then? BTW wait for the UNFPA census we will see exactly where its a tuulo or not.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wadani   

Dr_Osman;976316 wrote:
What you mean afar tuulo? adeer puntland is building all of it's cities. If we combined all that and did what the HAG boys do and invest in say Bosaso would you call it a tuulo then? BTW wait for the UNFPA census we will see exactly where its a tuulo or not.

Kor baan ka hadlayay, ayaandarrose meel hoosaad wax ka eegaysa. Waar Punlandtan iyo Somalilandtan la sheego waxba kama jiraan. Somalia wax layidhaahdaana majirto.Ee haddaad ku faraxsantahay the status quo iska baashaal saaxiib. They say ignorance is bliss, reality-gu se waa qadhaadh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Mullah you won't cause beef between the Sahal fam we are united. Puntland and Jigjigga Kismaayo are working well together and united for jubbaland iniatitive so nice try. It's obvious your either Mogadishu or Hargaysa because you find the state to be a threat and is superceding the whole nation.

 

Wadani this what is in store for Puntland.

 

1. Bulal Cement Plant. $35 Million project. 17 month construction

2. Gas Manufacturing Plant

3. Bosaso Airport Runway Tender For Paving

4. 5 police stations being rehabiliated across the state

5. 3-4 Schools being build around the state

6. Roads constructions across the state

7. New Garowe Hospital

 

Oh yeah we just had 135 students graduate who will be providing the necessary human capital for the state

sawir-22.jpg

 

Plus more in Addis

5-450x342.png

 

Now thats qaraar adeer. It's obvious you are very upset that Puntland is moving forward because you simply don't want to see this region leading in anything. We will be leading by GOD and we haven't even started because you know what most of Puntlanders real big guns and business men are not even investing hard and when they do you will see the state go into 5 speed over-drive mode.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maqane   

Mad_Mullah;976328 wrote:
I got a warning man, they're trying to ban me for Qabeelism. I have to prove them I'm not. lol.

You need to avoid provoking Qabiilism. (keep it to yourself) Waa iga talo if the warning is serious and don't want to leave SOL.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this