Sign in to follow this  
Siciid1986

Wasiirro Hargeysa Ku Soo Dhaweeyay Suldaanka Guud ee Beesha Makhir

Recommended Posts

Wasiirka gaashaandhiga Axmed Xaaji cali caddami iyo wasiir ku xigeenka Macdanta iyo Tamarta ayaa shalay duleedka barri ee magaalada Hargaysa ku soo dhaweeyay wefti ka yimid deegaanka Sanaag Barri.

 

Weftigaasi oo isugu jiray salaadiin, cuqaal, waxgarad oo ka soo kicitimay gobolka Badhan oo uu hogaaminayo Suldaanka guud ee gobolada bariga Sanaag Suldaan Siciid Suldaan C/salaam ayaa shalay waxa ku soo dhaweeyay duleedka magaalada Hargeysa wasiirka wasaarada gaashaandhiga Somaliland iyo wasiir ku xigeenka wasaarada macdanta waxaanay halkaasi ka jeediyeen hadalo soo dhawayn iyo mahadnaq isugu jiray.

 

 

 

 

WEFTI MADAX DHAQAMEED AH OO KA SOO KICITIMAY KOONFUR SANAAG AYAA HABEENKII XALAY AHAA SI WEYN LOOGU SOO DHAWEEYAY MAGAALADA BURCO MUHIIMADA SOCDAALKOODUNA YAHAY DHAMAYSTIRKA HESHIIS DHAWAAN DHEXMARAY XUKUUMADA SOMALILAND IYO BEESHAASI.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this