Sign in to follow this  
Cambuulo iyo bun

daba*****nimo with no boundaries

Recommended Posts

Professor Geedi ayaa bad-baadiyay dhaqaalaha Ganastadda Beesha HAG ee Nairobi ku leeyihiin oo la qorshaynayay maalmahan in amar lagu siiyo Kenya inay ka baxaan 72-saacadood hadii kale dhaqaalahooda loo dhacayo sidii loo dhacay shirkadii (Speed-way)ee Ex-Xildhibaan Qanyare oo la xasuusto markii uu Nairobi ka horyimid siyaasadii Marxuum C/laahi Yuusuf in la dhacay xoolihiisa isagiina la soo masaafuriyay,waxaana Sirdoonka Kenya ku qasbay Siyaasiinta iyo Ganacsatadda Beesha Kabiyolax ee awooda ku leh siyaasadda Kenya,wuxuuna Geedi ka war-helay in xididada loo siibi-doono Ganacsatadda Beesha HAG ee Kenyya ee ka horyimaadda Maamulka Jubbaland oo gadaal ay ka taagan-yihiin siyaasiin iyo Ganacsato awood badan oo Beesha Kabiyolax ee u badan Soomaalidda-Kenya,marka Geedi sida Tooshka Wareega ee Shacabkamedia uu xog ku helay,duufaantii ku soo socotay Ganacsatada Beeshiisa ayuu bad-baadiyay waana nin oday ah oo laga jecel-yahay guud-ahaan Soomaaliya,iyadoo Professor Geedi uu si toos ah ugu sheegay Gancsacatadan inuu taageerayo Jubbnaland si loo arko in Beesha uu ka dhashay ay taageersan-tahay Maamulka Jubbaland

 

http://shacabkamedia.com/warka/index.php?option=com_content&view=article&id=2846:si-la-helaygeedi-oo-bad-baadiyay-ganacsato-beesha-******-u-dhashay-oo-maalmahan-nairobi-laga-soo-tarxiili-lahaa-&catid=1:warka-gudaha&Itemid=3

Share this post


Link to post
Share on other sites

xiinfaniin;973264 wrote:
The Kismayo equation has been solved , the core foundations of this federal state has been laid and solidified. Yesterday former PM Geedi saw the light and publicly endorsed.
His bold stance is bellwether for the large UNUKA community who has a significant financial interest in Mombasa and Kenya.

http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/70355-Kismayo-Update/page20

 

 

 

LOOOOOOOOL

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this