Sign in to follow this  
Dr_Osman

Garowe - Abshir Dental Clinic. PICS

Recommended Posts

Dr_Osman   

Booqo Xarunta Abshir Dental Clinic & Labrotory ee Garoowe ku Taala

Comments (0) | Write Comment

 

Abshir Dental Clinic & Labrotory

 

Magaca dhakhtarka: Dr.maxamed axmed xaaji abshir

 

Aqoontiisa: dhakhtarka wuxuu wataa shahaadada koowaad ee jaamacada

 

Daaweynta ilkaha oo loo yaqaan bachelor degree.

 

Xarunta adeegeda &halka ay ku taal:

 

1. Daaweynta suuska iyo sidii looga hortagi lahaa( fillings, root canal treatments)

 

2. Daaweynta cudurada ku dhaca ciridka ( scalling)

 

3. Galinta ilkaha noocyadooda kala duwan ( full denture, partial denture, fixed prosthesis)

 

4. Bixinta ilkaha iyo qaliimada fudud ( extractions, minor surgeries)

 

5. Tala bixin guud xaga afka ah ( consultation )

 

6. Xaruntan waxaa la aas-aasay 16 November 2011

 

7. Waxay ku taal Magaalada Garoowe ee Puntland aga- gaarka Hotel Shaariqa.

 

8. Waxaad Xarunta ka Heleysaa Ajnabi ka shaqeeya xaga ilka Gelinta (Lab Technition)

 

“ABSHIR DENTAL CLINIC wuxuu idiin balanqaadayaa in uu si hufan oo daacad ah idinku shaqeeyo talo iyo tusaale wacannah idinka siiyo sida ugu haboon ee ilkahaaga loo daweyn karo, Hadafkeenu ma ahan oo kaliya in aan eegno qarashaadka yar ee aan macmiilka ka qaadno ee waxaa muhiim inoo ah in Macmilkeenu helay adeeg waafi ah anagoo waliba xooga saareynaa inaan dheeri uga dhigno adeegyo kale oo muhiim ah oo ay ugu horeyso talo bixinta waxaana idin leenahay kusoo dhawaada Waji furan hawlwadeeno u heelan shaqadooda iyo wax qabad aqooni ku larantahay oo dhameystiran.

 

FG: waxaad Nagala soo xiriiri kartaan telphonada iyo Emailka hoos ku qoran:

 

Tel: 090-7362485 ama Land-Line 843284.

 

Email: Waraabe99@hotmail.com

 

623x467xDSC06552-1024x768.jpg.pagespeed.

623x467xDSC06575-1024x768.jpg.pagespeed.

623x467xDSC06578-1024x768.jpg.pagespeed.

623x467xDSC06590-1024x768.jpg.pagespeed.

623x467xDSC06567-1024x768.jpg.pagespeed.

623x467xDSC06570-1024x768.jpg.pagespeed.

623x467xDSC06574-1024x768.jpg.pagespeed.

623x467xDSC06561-1024x768.jpg.pagespeed.

623x467xDSC06562-1024x768.jpg.pagespeed.

623x467xDSC06564-1024x768.jpg.pagespeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

waryaa uchi muranka iyo waxaas iska daye, get yourself booked in for dental appointment because you won't get it in mogadishu or hargaysa

Share this post


Link to post
Share on other sites
STOIC   

Dr. Osman..aight I gotta give props here and say your buddy office looks decent .It seems like he has the equipments. Now I need you to get me a job there ( don't listen to Xaji Xanduuf whispers I'm Kenyan and not Somalilander)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this