Sign in to follow this  
Somalia

AMISOM denies rumours of involvement; Baasto caught; Huraale on run

Recommended Posts

Somalia   

African Union Mission to Somalia denies involvement.

Afhayeenka AMISOM
, Col. Cali Aadan Xumad
ayaa sheegay maanta in dagaalka ka socda Kismaayo ay mas’uuliyaddiisa leedahay dowladda Soomaaliya, ciidamadooda halkaas ku suganna ay dhexdhexaad ka yihiin dagaalka.

 

Col. Xumad oo u warramayay VOA-da ayaa sheegay in ciidamadooda aysan wax lug ah ku lahayn dagaalka socda, cid gaar ah oo ay la jiraanna aysan jirin, ayna si isku mid ahna loogu daweynayo isbitaallada AMISOM ay halkaa ku leedahay dhaawacyadii soo kala gaaray dhinacyada dagaallamaya.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Baasto has been caught.

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Jubadaland C/laahi Ismaaciil Fartaag ayaa cadeeyay in gacanta lagu dhigay Iftiin Xasan Baasto iyo Cabdi Baaley oo labadooda sheeganayay inay madaxweyneyaal ka yihiin Jubaland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Barre Hiiraale joins Al Shabaab

Ciidamadda Maamulka Axmed Madoobe oo kaabayaan kuwa Kenya ayaa saaka waabarigii hore ka saaray gudaha Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose Ciidamadda Col, Barre Aadan Shire Barre Hiiraale oo isagu sheegtay Madaxwaynaha Jubbaland, iyo qaar kamid ah Siyaasiyiin ay isku Mowqifyihiin.

 

Dhageyso;

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

SFG wants Kenya out of Kismayo.

 

Dowladda Soomaaliya ayaa ay war kasoo saartay dagaalka mudada 3 maalin ka soconaya magaalada Kismaayo.

Wasiir ku xigeenka Warfaafinta C/shakuul Cali Mirre
oo aqriyay war kasoo madaxda sare ee dowladda ayaa sheegay in si toos ay Kenya uga qeyb qaadatay dagaalka.

Dhageyso; http://warqaad.com/2013/06/30/dhageyso-dowladda-oo-codsatay-in-kenya-laga-saaro-jubooyinka/

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Ethiopia congratulates the Somali people on 1 of July, independence day

 

Dowladda Federaalka Ethiopia ee aynu jaarka nahay ayaa shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed ugu Hambalyeeysay Munaasabadda Koowda Luulyo oo guud ahaanba shacabka Soomaaliyeed u ah Munaasabad ku weyn.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Jubbaland and SFG come to verbal understanding.

 

Wadahadalo uga socday Addis Ababa, dawladda federaalka iyo Jubbaland oo ku soo gabagaboobay jawi wanaagsan iyo is afgarad ayaa ergooyinka ka qayb qaatay labada dhinac oo ay kala hogaaminaayeen wasiiru dawlaha madaxtooyada, Faarax Cabdiqaadir iyo madaxweynaha Jubbaland, Sh. Axmed Madoobe waxay u kicitimeen dalkii ayagoo caawa ku hakanaaya Nairobi.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this