Sign in to follow this  
MoonLight1

Is this the most dangerous man in Somalia?

Recommended Posts

this guy is holed up in his residence in Kismayo protected by the Kenyan solders and seems to be the orchestrater of current war in Kismayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Breaking news

 

Kismaayo–8 Juun,2013–Puntlandi.com– Wasiirka Gaashaandhiga Dowlada federaalka ah Cabdikariin Xaaji Fiqi ayaa Hotelka uu deganaa Waxaa kusoo weeraray Shacab Farabadan oo xanaaqsan kuwasoo ku dhawaaqayay Erayo ay kamid ahaayeen, Wasiir ma tihid ee Argagixisaad tahay, aad Gurigaagii, Qaswade baad tahay, Waxaana kasoo gaarey Gawaarida Gaashaaman ee Ciidamada Amisom-Kenya kuwasoo si dirqi ah Hotelka uga soo saarey ka dibna u kaxeeyey Garoonka Diyaaradaha Kismaayo oo uu hada ku sugan yahay.

Wasiirka ayaa si fool xumo ah looga saarey Hotelka ka dib markii Dadweynaha magaalada oo Boqolaal ah kusoo xoomeen Hotel Cascasey oo uu Wasiirka iyo masuuliyiin kale daganaayeen, dhamaantood waxaa loo kaxeeyey Garoonka diyaaradaha iyagoo ku jira Gawaarida gaashaaman, Wasiirka markii la saarayay Gaari Beebe ah wuxuu qabay Macawis iyo funaanad cad.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this