malistar2012 Posted June 2, 2013 Kulan ballaaran ayaa xalay magaalada Gedo waxa uu ku dhexmaray saraakiisha Ciidamada DFS iyo kuwa Culumaa’udiinka Ahlusuna-waljamaaca, waxaana kulanka looga hadlayay isbadalka Ciidamada maalmo kahor lagu sameeyay. Kulanka oo mudo socday, ayaa waxa kasoo baxay qodobo dhor ah, oo ay ugu muhiimsaneyd in lamideeyo dhamaan ciidamada doowlada ee halkaas ku sugan, kuwasoo tababaro kusoo kala qaatay dalalka Kenya iyo Ethiopia iyo Ciidamada Ahlusuna ee halkaas ka howlgala. Waxaa maalmo kahor kulan ka dhacay Garbahaareey xilikii looga qaaday Taliyihii ugu sareeyay Ciidamada doowlada oo lagu magacaabi Jiray Jamaal Xasan fareey, waxaana xilka lagu wareejiyay mid kamid ah saraakiishii horay ugu sugneyd magaalada oo lagu magacaabo Black. Sidoo kale waxaa kamid ahaa qodobada shirka kasoo baxay, in hogaanka cusub ay ka amar qaadan doonaan ciidamada doowlada iyo ururka Culumaa’udiinka Ahlusuna-waljamaaca oo horay u ahaa hogaan ka madax banaan doowlada balse hata hogaanka kaliya ee jira uu yahay taliyaha Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted June 2, 2013 Raskomboni milities are next , Minister Deference is working in Kismayo to incoperate milities into the SAF ...............well done Quote Share this post Link to post Share on other sites