Sign in to follow this  
Waranle_Warrior

Newly formed Unified Jubbaland police forces took to the the streets of Kismayo

Recommended Posts

Kismaayo oo Saaka Lagu Arkayay Ciidamo Police ah oo Direys Cusub gashan

 

 

Gedoweb Online mogadishu on Monday, May 20 @ 01:53:41 EDT

 

 

Wararka (News) Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee Magaala Madaxda Gobolka jubada Hoose ayaa sheegaya in subaxnimadii hore ee saaka magaaladaas lagu arkay Ciidamo Boliis ah oo gashan Direys Cusub oo ay ku qoran tahay Boliska Jubba land.

 

Ciidamadan oo gashan Uniform isku mid ah ayaa socod ku marayay Waddooyinka waa weyn ee magaalada kismaayo kuwaasoo qayb ka ahaa sugidda ammaanka Kismaayo.

 

Ciidamadan Boliiska oo si aad ah u hubaysan ayaa la sheegayaa in ay ka tirsan maamulka jubba Land ee uu Hoggaamiyo Axmed Madoobe kuwaasoo lagu arkayo magaalada kismaayo waddooyinkeeda waa weyn.

 

Dadka ayaa daawanaya Ciidamadan iyagoona horey u arag Ciidan Gashan Direyskan oo kale kuwaasoo ku faraxsan in ay arkaan Ciidan Boliis ah oo ammaanka sugaya isla markaana direys qura wata.

 

Dhinaca kale Shiikh Cabdiraxmaan Xudeyfa oo Maamulkii Xarakada Shabaab u qaabilsanaa Maamulka magaalada Kismaayo ayaa Xukuumadda kiinya ku eedeeyay in faraha ay kula jirto arrimaha Magaalada kismaayo.

 

Xudeyfa ayaa uga digay Xukuumadda Kiinya in ay faraha kala baxdo arrimaha Soomaaliya gaar ahaana arrimaha Jubbooyinka oo uu sheegay in ay ka shaqaynayso sidii halkaa dagaalo uga dhici lahaayeen.

 

 

 

 

 

gedoweb Online

gedowebonline@hotmail.com

Isha:Kismayo24

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is great move. The new admin and Ahmed Madoobe has taken the right steps in setting up a new unified Jubbaland police force as a first priority to ensure the security of the city.

 

The next step will be equipping and preparing a unified Jubbaland Daraawiish forces that take on the daunting task of freeing the rest of the state from Alshabaab.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kismayo has never seen better days nor has it made better progress than this since the fall of the Somali government in 1991. Signs of hope and peace that have never been experienced by the people of Jubbaland.

 

Sadly the SFG in Mogadishu wants to regress the progress made, reset the clock and turn us back to the era of civil war.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this