Sign in to follow this  
malistar2012

AMISOM oo ka Hadashay Xaaladda Jubbooyinka

Recommended Posts

iidamada Midowga Africa ee AMISOM ayaa ka hadlay mowqifkooda ku aadan maamullada iska soo horjeeda ee laga dhisay Kismaayo.

 

Afhayeenka ciidamada AMISOM, Col. Cali Aden ayaa VOA u sheegay in AMISOM mowqifkoodu yahay inay taageerto hadba aragtida siyaasadeed ee dowladda federaalka ka qaadato arrimaha Somalia.

 

Afhayeenka AMISOM, wuxuu kaloo sheegay inay si dhow isha ugu hayaan arrimaha ka taagan Kismaayo oo haddii ay dhacdo in dhibaato halkaasi ka dhalato ay ciidanka AMISOM diyaar u yihiin inay dhex-gasho si khilifaaka loo joojiyo.

 

Falastin Axmed Iman ayaa Afhayeenku uga warramay aragtida AMISOM ee ku aadan Kismaayo. Jawaabta Korneylka halkan hoose ka dhageyso.

 

Wareysiga Col. Cali Aadan Xaamud

Share this post


Link to post
Share on other sites

Afhayeenka ciidamada AMISOM, Col. Cali Aden ayaa VOA u sheegay in AMISOM mowqifkoodu yahay inay taageerto hadba aragtida siyaasadeed ee dowladda federaalka ka qaadato arrimaha Somalia.

 

 

More sad News for the Kenyan stooges;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this