Sign in to follow this  
nuune

chinese Doctor and his Somali patient!

Recommended Posts

nuune   

xariifkaan reer balcad uu aha,marka canbuulo mareenka aa laf dooro kaga margatay,wuxuu imaaday isbitaalka tikfeer ee xamar.

 

isla markiiba dhakhtarka chineeska ah aa soo dhaweeyay oo baaritaan uu ku bilaabay,dhabarka iyo lafta niikada agteeda uu wiisiteen ku bilaabay.

kan reer balcad aa soo booday wuxuu yiri:mahaan meesha ma ahan,kii chineeska marku intaas maqlay waaba xanaaqay because in chineese mahaan meesha ma ahan micnaheeda waxaa waaye dhakhtar fiican matihid baarakuuliyahoow bilaa edeb ka ah

 

kii chineeseka ah shaqada inuu ka tago uu rabay illaa koo yaqaano af chineese loo yeeray oo u sheegay in uu af soomaali ku hadlaayay kan canbuulo mareenka lagu dhagay.

 

somali------------------------------chineese

mahaan meesha ma ahan = ma hang meisha ma ahen

 

anyway madhameestirno sheekadan,kistoo aan soo xaday bas li ba aheed!! ;):D :eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

i don't know which chinees language it is,whether it is mandariin or cantoneese!

 

ni haoi hu yang jian xian chang

!! :D;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this