Sign in to follow this  
Illyria

Villa Garowe

Recommended Posts

Dr_Osman   

madaxto.jpg

madaxto6.jpg

 

Red Carpet For Foreign Dignitaries

madaxto7.jpg

 

madaxt16.jpg

 

Puntland's First Lady getting her game on

madaxt22.jpg

 

 

madaxt19.jpg

 

The Puntland Flag Means The Most

madaxt18.jpg

 

The Dr Opinion on this new Presidential Square Is summed up below

1sk4g0.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Madaxweynaha Puntland oo caawa ku hoyanaya Madaxtooyada cusub Puntland

15. april 2013

 

APL

 

Madaxweynaha Puntland CabdiRaxmaan Maxamed Faroole ayaa galabta xariga ka jaray xarunta Madaxtooyada cusub ee Puntland oo ku taala Garoowe,xafladda furitaanka ayaa waxaa ka qaybgalay xubno ka tirsan Golayaasha Dawladda,Ururada siyaasadda,Saraakiisha ciidamada qalabka sida,xubno ka tirsan Hay'adaha qaaramada midoobey iyo marti sharaf iskugu jirta qaybha bulshada.

 

Munaasibadan ayaa waxaa hadal dhinacyo badan taabanaya ka jeediyey Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr,C/raxmaan Maxamed Faroole isagoo ka sheekeeyey dhismahan cusub ee Madaxtooyada iyo baahiyaha keenay in caasimada laga hirgeliyo.

 

Madaxweynaha ayaa farxad weyn ku tilmaamay inuu maanta xariga ka jaro dhismahan aadka u quruxda badan oo noqonaya aqalka Madaxtooyada Puntland, wuxuuna sheegay dhismahani inuu qayb ka yahay mashaariicda ay Dawladiisu ka hirgelisay Dalka sanado badan oo ay soo jirtay Puntland kadib,Isagoo tilmaamay inuu aqalkani noqon doono kan looga arimiyo Puntland ayna ku shaqayn doonaan Madaxda iyo Dawlaha isbadeli doona ee Puntland ayna kusoo dhawayn doonaan cid kasta oo iyaga badesha.

 

Dr Faroole ayaa sheegay inay Dawladiisu ay Puntland ka hirgelisay xarumo muhiim u ah dadka iyo Dawlada Puntland una badan Magaalooyinka Garoowe,Boosaaso,Gaalkacayo iyo Qardho isagoo sheegay inay dhawaan hirgelin doonaan xarumo kale, lagana dhisi doono xarumaha ugu horeeya Magaalada Gaalkacayo ee xarunta Gobalka Mudug, Sidoo kale waxa uu sheegay inay dhawaan bilaaban doonto dhismaha Garoomada diyaaradaha Puntland.

 

Madaxtooyada Magaalada Garoowe ee maanta xariga laga jaray ayaa ah mid u dhisan qaab casri ah, Wuxuuna ka kooban yahay qaybo kala duwan sida qaybta Xafiisyada,Qaybta Ciidanka Madaxtooyada,Guri Madaxweynaha,Guri Madaxweyne ku-xigeenka iyo weliba qaybo kale , waana dhsimihii ugu horeeyey ee Madaxtooyo oo laga hirgeliyo Caasimada tan iyo dhismihii Puntland 15-sano ka hor.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this